Muqdisho,(SONNA)-Dowladda Maraykan oo soo dhawaysay go’aankii Madaxwaynaha JFS Iyo Golaha shacabka kaas oo salka ku haya heshiiskii 17 September ayaa udhignaa sidan:- “Waxaanu soo dhaweynaa go’aankii Madaxweyne Farmaajo ee dib ugu laabashada heshiiskii 17 September, waxaan soodhaweynayaa in PM Rooble uu qaato hoggaaminta doorashada iyo amaanka doorashada.
Majirto shuruudo dambe oo cidna laga aqbali doono, waa in doorasho la aaddo Dawladda Maraykanku waxay sida ugu dhakhsaha badan gacan uga gaysanaysaa taageerada doorashada”.