Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga Ruushka iyo Afrika
    December 19, 2025
    Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshadda iyo wacyigelinta gobolka Banaadir oo kormeeray ololaha nadaafada xeebta Liido
    December 19, 2025
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
    December 19, 2025
    Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Masโ€™uuliyiin Turki ah
    December 19, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
    Shacabka Magaalada New York oo doortay duqii ugu horeeyay oo muslim ah
    November 5, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
    Taariikh nololeedkii: AUN Marxuum Cali Hagarey ( Warbixin)
    December 7, 2025
    Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada
    November 22, 2025
    Bixinta Kaararka Doorashada Golaha Deegaanka oo Ka Bilaabatay Muqdisho
    November 16, 2025
    Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkooda
    November 11, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Muhiimadda Mashruuca Dekedda Hobyo (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Muhiimadda Mashruuca Dekedda Hobyo (WARBIXIN)
GudahaMaqaallada

Muhiimadda Mashruuca Dekedda Hobyo (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: October 22, 2024
6 Min Read
Share

Sanadihii u dambeeyay, shirkadaha dhismaha ee Turkiga ayaa ku soo badanayay mashaariicda la xiriira howlaha dekedaha iyo badda ee Afrika. Shirkadda Summa Construction ayaa hadda heysa dadaalkeeda ku aaddan mashaariicda garoomada diyaaradaha ee Nigeria, halka Metag Holding, oo fadhigeedu yahay Ankara, ay saxiixday heshiis lagu horumarinayo dekedda Hobyo, oo ah dekedda labaad ee ugu weyn Soomaaliya, iyadoo lagu maalgelinayo lacag bilowga $70 Milyan.

Shirkadaha Turkiga ayaa fiiro gaar ah u yeelanaya ka qayb qaadashada horumarinta howlaha badda ee qaaradda. Heshiiska Metag Holding ee dhawaantan la kala saxiixday ayaa ujeedadiisu tahay sidii kor loogu qaadi lahaa Dekedda Muqdisho oo halbowle u ah ganacsiga Soomaaliya, iyada oo lala kaashanayo Shirkadda Maalgashiga Hobyo ee wadaniga ah, Maalgelinta Metag waxa ay u beddeli doontaa Dekedda Hobyo xarun ganacsi oo heer gobol ah, taasi oo yarayneysa culeyska ka jira Dekedda Muqdisho, iyada oo sidoo kale bixin doonta waddo kale oo Itoobiya iyo Jabuuti ah. Dekadda Hobyo oo ku taalla deegaannada Galmudug oo ay ku nool yihiin dadyow fara badan ayaa door muhiim ah ka qaadan doonta isku xirka badda iyo Berriga.

Axmed Cabdi Kaariye, Madaxa Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug, ayaa ku nuux-nuuxsaday muhiimadda mashruucan, isagoo yiri โ€œDekeddani kaliya ma kicinayso dhaqaalaha gobolka, balse sidoo kale waxay kor u qaadi doontaa ganacsiga iyo isku xirka, taasoo faaโ€™iido u leh guud ahaan Qarankaโ€. Heshiiska waxaa ku jira muddo 80 sano ah oo ay shaqeyneyso, iyadoo Metag ay maamuli doonto dekedda, waxana la filayaa in ay hirgasho ka dib muddo seddex sano ah oo dhismo ah.ย Mashruuca Hobyo ayaa dhowr sano laga tashanayey, iyadoo ay daneynayeen shirkado ay Qatar taageerto sanadka 2020-kii, si ay u yeeshaan iskaashi dowladeed iyo mid gaar ah oo aan ugu dambeyntii hirgelin. Maalgelinta joogtada ah ee kaabayaasha badda Soomaaliya ee ku lug lahaanshaha Turkiga ee Gaadiidka badda Soomaaliya ayaa la xoojiyay, iyada oo kaashanaysa shirkadda Metag iyo maamulka dekedda Muqdisho shirkadda Albayrak Group ee laga leeyahay dalka Turkiga.ย Dekeddu waxay u adeegtaa sidii xudunta u ah shixnadaha badda ee Soomaaliya, waxaana gacanta ku haysay shirkadda Albayrak tan iyo sannadkii 2014-kii, markaasoo ay heshay 20 sano oo xuquuq shaqo ah mashruuca Alport Muqdisho.

Dekadda Muqdisho oo ku taal Istiraatiijiyad ku taal Bariga Afrika, waxaa loo aqoonsan yahay inay tahay albaabka ugu weyn ee Soomaaliya laga soo galo ee dhinaca ganacsiga caalamiga ah.ย Toddobaadkii hore, waxaan sidoo kale ogaanay in Summa Construction ay ku howlan tahay wadahadalo rasmi ah oo ku saabsan mashruuc garoon diyaaradeed oo Nigeria ah. Ka dib mashaariicda garoommada diyaaradaha ee lagu guuleystay ee Niger, Senegal, Guinea-Bissau, iyo Sierra Leone, Summa waxay hadda wadaa mashruuca Lekki-Epe International Airport ee Nigeria oo la qorsheeyay. Barasaabka Gobolka Lagos Babajide Sanwo-Olu ayaa dhawaan booqday Tรผrkiye, si uu hindisahan ugala hadlo Selim Bora, gudoomiyaha Summa.

Ka dib markii ay dhamaystirtay mashruucii ugu horreeyay ee garoon diyaaradeed ee Afrika garoonka Blaise Diagne ee Senegal 2017-kii, Summa waxay sii waday inay ballaariso raadkeeda mashaariicda Niger ee 2019-kii, Diffa International Airport ee 2021-kii, iyo Freetown International Airport ee Sierra Leone sannadkii hore.ย  Shirkaddu waxay sidoo kale horumarinaysaa mashruuca garoonka caalamiga ah ee Osvaldo Vieira ee Guinea-Bissau, kaasoo bilaabmay 2023-kii, iyadoo shirkadaha Turkiga ay sii qoto dheereynayaan ka-qaybgalkooda horumarinta kaabayaasha Afrika, suurtagalnimada kobaca iyo iskaashiga ayaa weli ah mid muhiim ah, gaar ahaan qeybaha duulista iyo badda.

Dhinaca kale shirkadaha Turkiye oo hadda jooga Soomaaliya ayaa waxaa ku soo biiraya kuwa ku howlan sidii loo baari lahaa, islamarkaana loo saari lahaa shidaalka hoos ceegaaga Badda iyo Berriga Soomaaliya, axaana dhawaan la filaayaa inuu soo gaaro xeebaha dalka Maraakiibtii howshaasi fulin laheyd, waxaana la sheegayaa in Baarista ee Turkida billaabi doonaan waa dhammays-tirka howshii baarista ee hore:

  1. Tii Soma Oil and Gas oo ay u sahmisay SeaBird Exploration, iyo
  2. Tii labaad ee Spectrum Spa sahmisay oo buuxisay meelo ka soo haray tii hore, iyo Aaggii Shell – ExxonMobil ee badda.

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin shirkad si gaar ah oo heshiis loola galay oo soo saaareysa shidaalka dalkeena, balse uu jiro tartan furasn oo fursad u ah shirkadaha caalamiga ah. โ€œ Deegaanno ka mid ah Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaaliya waxaa ku jira ama dhex ceegaaga Gaas iyo Batrool is dul saran, lagamana helo caalamka shidaal noocaas oo kale ahโ€.

Turkida waxay sammeynayaan Sahan Saysmika ah ee 3-D ah, si ay u helaan meesha ugu habboon oo ceel lagu qodi karo, si aan loo waayin shidaalka. โ€œBisha Febraayo 2025-ka waxaa shidaalkii ugu horreeyay laga qodi doonaa deegaanka Cigo ee Degmada Ceeldheer ee Bariga Gobolka Galguduud ee Maamulka Galmudugโ€, sidaasi waxaa yiri:- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka Maxamed Xaashi Carbeey.

Soomaaliya ayaa la filayaa in ay dabayaaqada sannadkan 2024-ka billowdo qodista Ceelkii shidaalkii ee ugu horreeyay dalka laga soo saaro, iyadoo shirkadda qandaraaska lagu siiya ay durba bilowday in ay asteyso meesha ugu haboon ee laga duleelin karo Ceelka ugu horreeyay ee shidaalka laga soo saari doono, kaasi oo ku yaal Aagga ku aadan xeebta Mareeg ee Degmada Ceeldheer, Degmada Xarardheere iyo Degmada Hobyo, kuwaasi oo ka kala ย tirsan gobolka Galguduud iyo Mudug.

By. C/lahi Ruush

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo shirka kaga qayb galay Itoobiya

Muqdisho(SONNA):- shirka Isbahaysiga Baarlamaanka Bariga Afrika ee Amniga Cuntada iyo Nafaqada oo maalmihii lasoo dhaafay…

December 19, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha wasiirrada oo ansixiyay Magacaabista Taliyaha cusub ee Booliiska Soomaaliya

MUQDISHO-(SONNA)-Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu…

GudahaWararka
January 26, 2023

Guddoomiyaha Golaha shacabka oo Magacaabay guddi warbixin kasoo diyaarisa shaqaaqooyinka ka socda Gobolka Sool

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Magacaabay guddi gaar ah oo warbixin…

GudahaWararka
January 3, 2023

Wasiir Fiqi: โ€œWasaaradda Difaaca waxaa u qorsheysan in agoonta shuhadadii CXD Loo sameeyo hayโ€™ad gaar ah oo ka shaqeysa xanaaneyntoodaโ€

Muqdisho, (SONNA) โ€“ Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Wasaaradda Difaacu ay qorsheyneyso in…

GudahaWararka
October 5, 2025

ย Ciidamadaa Boliiska waa wehelka Shacabka (Warbixin)

20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada…

MaqaalladaWararka
December 20, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023