Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Muhiimad intee la eg ayuu Soomaaliya u leeyahay heshiiska ku biirista ururka EAC ee uu golaha shacabku meelmariyay?
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Muhiimad intee la eg ayuu Soomaaliya u leeyahay heshiiska ku biirista ururka EAC ee uu golaha shacabku meelmariyay?
GudahaWararka

Muhiimad intee la eg ayuu Soomaaliya u leeyahay heshiiska ku biirista ururka EAC ee uu golaha shacabku meelmariyay?

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 12, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay ururka dhaqaalaha bulshada Bariga Afrika ee ( EAC), kaas oo ah mid ka mid ah udub-dhexaadyada Midowga Afrika oo aad u kobcayaa, waana suuq 300 oo milyan oo qof ah.

Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meelmariyay ku biirista ururkan, haddaba su’aasha isweydiinta mudan waxay tahay muhiimad intee la eg ayuu dalka u leeyahay heshiiska ku biirista ee EAC?.

Cabdisalaan Cumar Hadliye, oo ah ergayga madaxweynaha JFS u qaabilsan ururka dhaqaalaha bulshada bariga Afrika ayaa ka warbixiyay faa’idada Soomaaliya u leedahay ku biirista ururkan,isagoo dhanka kale, u mahadceliyay xildhibaanada Baarlamaanka oo ansixiyay.

” Waxa aan soo wadnay muddo labo sanno ku dhow ayaa maanta la soo afjaray, waxana weeye  guulweyn oo u soo hoyotay dadka Soomaalida, waxaan ka mid nahay waddankii 8-aad ee ku biira isbaheysiga bariga Afrika, waxaan ku biiray 300 milyan oo suuq ah, waxaan ku biiray walaalaheen oo East Afrika oo qaarkood ina laba joogaan hadda sida Uganda, Kenya iyo Burundi, marka maanta guul weyn baa Soomaaliya u soo hoyotay, waxaana jecel lahay in aan u mahad-naqo xildhibaanadii ka soo shaqeeyay oo maanta ansixiyay iyo madaxweynaha oo mar walba hiil iyo hoo ila garab taagnaa,” ayuu yiri Mr. Hadliye.

Cabdilsaan Hadliye, oo sii hadlayay ayaa tilmaamay in tallaabada ugu horeyso oo hadda la qaadayo in ay tahay sidii loo mideyn lahaa macaamiisha ( Custom-ka), siddeedda wadan iyo in la sameeyo hal suuq ( one-market), si ay u suurta gasho in qof kasta meeshi uu rabi tegi karo kana ganacsan karo, islamarkaana maalgashan karo.

Sidoo kale, wuxuu qorshuhu yahay in la sameeyo lacag ay ku mideysan yihiin siddeeda wadan ee ururkan ku jira, kuwaas oo kala ah Kenya, Uganda, Tanzania, Suudaanta Koofureed, Burundi, Rwanda iyo Soomaaliya, sidoo kale, ururku ayaa qorsheynaya inuu isku ballaariyo Geeska Afrika.

Ururka dhaqaalaha bulshada bariga Afrika ee (EAC), ayaa ah urur gobolleed xaruntiisu tahay magaalada Caruusha ee dalka Tanzania, kaas oo dhismay sanadkii 2000, kadib heshiis ay gaareen shan kamid ah toddobada dal ee uu hadda ka kooban yahay. Suudaanta Koofureed ayaa xubinnimada EAC heshay bishii September 2016, halka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Congo ay ururkan ku biirtay bishii April ee sanadkii hore.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kormeeray Isbitaalka Xarardheere

Xarardheere-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Daahir Faarax Fiidow oo ay wehliyaan Mas'uuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka degmada…

GudahaWararka
September 20, 2023

Wasiirka Ganacsiga & Warshadaha XFS oo ka qeyb galay madasha iskaashiga dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Turkiga iyo dalalka Afrika “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga ka qeyb-galay…

GudahaWararka
October 21, 2021

Kulanka golaha shacabaka oo looga hadlay hindise sharciyeedka xuquuqda naafada iyo arrimo kale

Muqdisho (SONNA): Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 13aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo Arbaco ah waxaa shir guddoominaayay guddoomiye…

GudahaWararka
January 31, 2024

Horjoogayaal Al-Shabaab ahaa oo ku geeriyootay qarax ay maleegayeen

Xarar-dheere-(SONNA)-Malleeyaal iyo Horjoogayaal ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa ku geeriyooday qarax ka dhacay degaanka Mililiqo oo ka tirsan Degmada Xarar-dheere ee…

Wararka
December 25, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023