Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha
    January 9, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya
    January 9, 2026
    In ka badan 22 khawaarij ah oo lagu laayey Gobolka Bay
    January 9, 2026
    Soomaaliya iyo Singapore oo ka wadahadlay Arrimaha Soomaaliya iyo qodobbo kale
    January 9, 2026
    Ciidanka Xoogga iyo Saaxiibada Caalamka oo Jubbada Dhexe  ku dilay maleeeshiyaad khawaarij ah
    January 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
    Qaramada Midoobay oo cambaareysay weerarkii Israel ee masjid ku yaalla Daanta Galbeed
    November 14, 2025
    Turkiye oo soo dhoweysay qaadidda cunaqabateyntii saarneyd maamulka Suuriya
    November 7, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
    Aqoonsiga qeybo ka mid ah dal waxa uu khatar gelinayaa nabadda iyo amniga Caalamka
    December 29, 2025
    Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar  
    December 20, 2025
    Warbixin: Muhiimadda Weyn ee Hannaanka Dawladnimo ee Hanaqaaday
    December 9, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto musuq-maasuq
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto musuq-maasuq
GudahaWararka

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto musuq-maasuq

By Aadan Sooyaal
Last updated: February 7, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fadhida dhageysiga dacwad loo heysto eedeysanayaal maqanayaal ah oo ka tirsanaa Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Wasaaradda Maaliyadda iyo Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka.

Eedeysanayaasha waxaa ka mid ah Maxamed Aadan Jimcaale Koofi, Cabduqaadir Cilmi Cali oo labaduba soo qabtay xilka Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda.

Waxaa kale oo ku jira eedeysanayaasha kala ah Muxyadiin Xasan Jurus oo ahaa agaasimahii waaxda Canshuuraha berriga ee wasaaradda Maaliyadda iyo Jacfar Maxamed Axmed oo ahaa agaasimahii guud ee Dakhliga ee wasaaradda Maaliyadda iyo Cabdalla Maxamed Axmed oo ahaa agaasimahii waaxda IT-da ee Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka.

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa kusoo oogay eedeysanayaashaan in ay ku kaceen falal la xariira Musuq-maasuq, Lunsasho Hanti dadweyne iyo ku tagri fal awoodeed, waxaana Maxkamadda gobolka Banaadir ay todobaadkii tagay xuriyaddooda dib ugu celisay laba ka mid ah eedeysanayaasha oo xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu kala laabtay eeddii loo haystay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah salaadda jimcaha kula oogay masjidka Abuu Hureyra ee Suuqa Baraakaraha

Muqdisho(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan qaar ka mid…

January 9, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha Shacabka oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Muqdisho.(SONNA)...Xubnaha Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa  cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Ra'iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed…

Wararka
September 23, 2020

Muxuu Guddoomiye Cabdikariim ku soo arkay degmooyinka ay ka socdaan Doorashada?

Muqdisho,(SONNA):- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay dhammaan degmooyinka ay…

GudahaWararka
December 25, 2025

Taariikh nololeedka Alle ha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliland Axmed Siilaanyo

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynihii hore ee maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud ( Siilaanyo) ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Hargeysa, waxaanna geeridiisa ka…

GudahaWararka
November 16, 2024

Dowladda Jarmalka oo deeq dawo ah ku wareejisay Itoobiya

Muqdisho (SONNA)-Safaarada Jarmalka ee magaalada Addis Ababa ayaa isbitaal ay leeyihiin ciidanka Itoobiya ugu deeqay agab caafimaad oo u dhigma …

Wararka
November 17, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023