Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka
    March 10, 2026
    Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hayโ€™adda WFP
    March 9, 2026
    Wasiirka Qoyska oo xarig jartay garoon kubadda cagta ah oo loogu talagalay agoonta Booliiska
    March 9, 2026
    ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐œ๐๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ƒ๐ž๐ž๐ช ๐‹๐š๐œ๐š๐ ๐ž๐ž๐ ๐ค๐ฎ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐”๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ซ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š
    March 9, 2026
    Kulan lagu falanqeeyay saameynta sii kordheysa ee isbeddelka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho
    March 9, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Tรผrkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hayโ€™adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Tรผrkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Masโ€™uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maxay yihiin astaamaha Nebigeenna sheegay ee muujinaya in Al-shabaab yihiin Khawaarij?
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Maqaallada > Maxay yihiin astaamaha Nebigeenna sheegay ee muujinaya in Al-shabaab yihiin Khawaarij?
Maqaallada

Maxay yihiin astaamaha Nebigeenna sheegay ee muujinaya in Al-shabaab yihiin Khawaarij?

By Dahir Aadan Cali
Last updated: January 29, 2023
4 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Waa hubaal in maqalka dhegahaaga ku batay kalmadan (Khawaarij), haba ugu badnaato waayahan oo uu labo lixaadsaday Jihaadka dalka looga xorreynayo Kooxda Khawaarijta, kaas oo ay iska kaashanayaa dowladda federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Haddaba macno ahaan maxay u taagan tahay kalmadan, halkeese kooxdan asal ahaan ka soo jeedaa, waa maxayse waxa dhabta ah ee Khawaarijtu u taagan tahay?

Culumada Soomaaliyeed oo ah dadka inoogu cilmiga badan macnaha dhabta ah ee Kalmadan Khawaarij u taagan tahay, waana dadka sida dhabta ah u tilmaami kara cida ay yihiin Khawaarij.

Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ayaa fasiraad kooban ka bixiyay micnaha kalmada Khawaarij iyo asal ahaan halka ay ka soo jeedaan.

โ€œ Kalmada Khawaarij macnaheedu waxaa weeyaan kuwa ka baxay, waxaa loola jeedaa labo sheyba waa ka baxeen, mid waxaa weeyee Diinta oo wax xag Alle ka yimid (SWT), oo la rabay in sida ay ahayd loo qaato ama lagu dhaqmo ayay ka baxeen oo wax kale oo iyagu ay sameysteen ayay ku dhaqmayaan, mida kale waxaa weeye, waxay ku baxeen ummadda ayay ku baxeen, ummadda sharafteedii iyo xormadii la isku lahaa ayay ku baxeen,โ€.

Sida ku cad sooyaalka iyo taariikhda sugan ee Islaamka Khawaarijโ€ Waa firqo Diimeed ka habowday , waddada toosan ee islaamka, waxayna ka dhashaan Khillaafaadka muslimiinta dhexdooda,โ€.

Marka la joogo Soomaaliya iyo faraca Khawaarijta ee halkan ka soo ifbaxday waxay ku suntan yihiin firqadii ugu arxanka darneyd ee si wadajir ah u gumaada nooc waliba ay leeyihiin Bulshada muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.

โ€œ Sifooyinkaas waa ay badan yihiin, laakiin sifooyinkood axaadiis kala duwan ayaa lagu tilmaamay, waxaa ka mid ah axaadiistaasi โ€œ Dadka Muslimiinta ah ayay laaynayaan, sifooyinka kale waxaa ka mid ah dhalinyaro yar yar ah oo caqligooda kooban yahay marka ficilada ay sameynayaan, ficilo miisaaman ma ahan,โ€ ayuu yiri Shiikh Xasan Jaamici.

Cadeymaha muujinaya in Al-shabaab ay yihiin Khawaarij kullansatay tilmaamihii uu sheegay Nebigeenna Maxamed (NNKH), waxaa ka mid ah beegsiga goobaha Diinta iyo culumada. Haddaba maxay Diinta islaamka ka qabtaa la macaamilka Khawaarijta?, Muxuuse noqonayaa xukunka qofka ogaal ula macaamila Khawaarijta?. Waxaa markale inoo sharxaya Sheikh Xasan Jaamac oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed.

โ€œ Ilaahey qurโ€™aankiisa wuxuu ku yiri, wanaaga, kheyrka iyo samaha isku kaalmeeya, laakiin dambiga ama wixii fal-dambiyeed ka dhalanayo ama cadaabo abuurayo iyo colaad yaa la isku kaalmeyn, ficilkan oo ah dad wax dilaayo sida Khawaarij aad ku kaalmeyso sida Aayadu ay tilmaameyso iyaga ayaad la mid noqoneysaa,โ€

Culumada Soomaaliyeed bayaan ay soo saareen waxay isku raaceen in ay xaaraan tahay Garsoor u doonashada, taageerida, qarinta qof ka mid ah iyo dhaqaale siinta Khawaarijta.

Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa ku jabay dagaalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobollada dalka sida Hiiraan, Shabeellaha dhexe, Galguduud iyo Mudug, waxaana hadda dhaq-dhaqaaq la doonayo in lagu ciribtiro Khawaarijta ka bilowdeen deegaannada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, halkaas oo deegaanno ka mid ah laga xorreeyay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Muqdisho (SONNA): Degmadaย Buulo burdeย ย oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee tartan…

March 10, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Al-shabaab oo ay uga dhammaatay Galmudug (WARBIXIN)

Deegaannada hoos yimaada Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa todobaadkaan waxaa ka socday abaabul, kaasi oo la doonayo in dib loogu…

GudahaMaqaallada
August 12, 2023

Hadal adeegu marbuu hiil gala (WARBIXIN)

War-murtiyeed ka soo baxay Midowga Afrika ayaa loogu mahadnaqay Masar iyo Jabuuti oo noqday labada dal ee illaa iyo hadda…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
August 31, 2024

Dhammeystirka Dastuurku waa dhammeystirka Qarannimada (WARBIXIN)

Soomaaliya seddex nidaam Jamhuuriyadeed ayaa soo maray., waxaynka kala yihiin:- 1- Tii koowaad ee dimoqoraadiga aheyd, nidaamka xukunka wuxuu ahaa…

GudahaMaqaalladaSiyaasadda
November 26, 2023

Qofkii aad dhahdo Asalaamu Caleykum, wuxuu qaadayaa dareen cabsi ah (Warbixin)

Muqdisho.(SONNA):- Asalaamu Caleykum macno ahaan waa duco, waana suno, waana ay wanaagsan tahay in qof kasta, qofka kale ku salaamo,…

GudahaMaqaalladaWararka
March 5, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023