Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maxamed Xaashi Carabeey “Waxaan Boggaadinayaa Sida Shacabka Galmudug Ay Uga Dhiidhiyeen Dhagarta Ay Al-Shabaab Ku Hayaan Bulshada”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Maxamed Xaashi Carabeey “Waxaan Boggaadinayaa Sida Shacabka Galmudug Ay Uga Dhiidhiyeen Dhagarta Ay Al-Shabaab Ku Hayaan Bulshada”
Wararka

Maxamed Xaashi Carabeey “Waxaan Boggaadinayaa Sida Shacabka Galmudug Ay Uga Dhiidhiyeen Dhagarta Ay Al-Shabaab Ku Hayaan Bulshada”

By Aadan Sooyaal
Last updated: August 13, 2020
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Xaashi Carabeey ayaa boggaadiyay kaalinta shacabka deegaanka Shabeellow ee Gobolka Mudug ka geysteen inay iska caabiyaan oo ay ka dhiidhiyaan maleeshiyaad ka tirsn Al-Shabaab oo doonayay inay baad ka qaadaan dadka deegaanka, kuwaasi oo dadka deegaanka ay jab xoogan u geysteen

Agaasimaha oo wareysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in shacabka degan deegaannada Galmudug ay yihiin kuwa ay ka go’antahay inay iska celiyaan dhagarqabayaasha Al-Shabaab, isagoo maamulka Galmudug ku booriyay in dadka deegaanka gacan lagu siiyo sidii guud ahaan Al-Shabaab looga cirib tiri lahaa guud ahaan dalka gaar ahaan deegaannada Galmudug.

Maxamed Xaashi Carabeey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda batroolka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa mar uu ka hadlayay doorka dhallinyarada ee hogaaminta dalka waxa uu tilmaamay in dhallnyarada Soomaaliyeed ay xilligan heystaan fursad aad u wanaagsan oo ku muujin karaan kaalinta ay ku leeyihiin dib u dhiska dowladnmada.

“Waxaan u hambalyaynayaa dhallinyarada Soomaaliyeed, runtii dhallinyarada waa awoodda maanta dunida ay ku faanto, dalkeena xornimadiisa dhallinyaro ayaa gacan ka geystay, waxana dhallinta ku boorinayaa in quwaddooda ay uga faa’iideystaan dhanka wanaagsan oo ay ka shaqeeyaan horumarinta dalkooda” ayuu yiri Agaasime Maxamed Xaashi.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Maamulada Galmudug iyo Puntland oo isku raacay in laga wada shaqeeyo amniga

Wasiirka Wasaarada Amnuga Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi Iyo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Puntaland Maxamed C/Raxmaan Dhabancad…

Wararka
May 28, 2020

Khawaarijta oo qarka u saaran in dagaal ka dhex qarxo

Muqdisho(SONNA):-Kooxda khawaarijta arxanka daran ee Al-shabaab oo mudda dheer dhibaato ku heysay shacabka Soomaaliyeed ayaa hadda wajaheysa xaalad bur-bur iyo…

MaqaalladaWararka
April 3, 2023

Puntland oo abaabul shacab iyo hawlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wadda gobolka bari

Boosaaso-(SONNA)-Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee deegaanada Puntland ayaa hawlgallo culus ka sameeyay deegaanka Xamurre ee gobolka Bari. Howlgalkan oo ahaa…

GudahaWararka
January 7, 2025

Guddoomiyaha golaha Shacabka oo gaaray Baraawe

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Baraawe ee gobolka Shabeelle hoose, iyadoo halkaasi uu ku…

GudahaWararka
May 30, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023