Muqdisho,(SONNA):- Wasiirrada iyo Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Waqooyi Bari iyo Gobolka Awdal oo shir jaraaโid ku qabtay Muqdisho ayaa si adag uga soo horjeestay aqoonsi beenaadka Israaiil ee gobollada Waqooyi.
Halkan hoose ka akhriso warka ay soo saareen:-
