Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Marwada Koowaad oo maanta xariga ka jartay xarun caafimaad oo laga hirgeliyay Hobyo +Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Marwada Koowaad oo maanta xariga ka jartay xarun caafimaad oo laga hirgeliyay Hobyo +Sawirro
GudahaWararka

Marwada Koowaad oo maanta xariga ka jartay xarun caafimaad oo laga hirgeliyay Hobyo +Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 24, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-ย Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin ayaa xarigga ka jartay Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka oo laga hirgeliyey degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, xaruntan caafimaad ayaa loogu talagalay in bulashada deegaanka ay ka helaan daryeel caafimaad oo dhammeystiran gaar ahaan haweenka iyo carruurta oo la kulmi jiray dhibaatooyin xagga adeegga caafimaadka ah.

Marwada Koowaad ee Dalka ayaa ku bogaadisay bulashada Hobyo doorkii wanaagsanaa ay ka qaateen hirgelinta isbitaalkan casriga ah, taas oo muujineysa isku duubnida bulashada ah iyo sida ay ugu hamuun qabaan horumarka deegaankooda, waxa ayna kula dardaarantay in ay ilaashadaan midnimadooda siina xoojiyaan dardargelinta adeegayada aasaaska u ah dadka deegaanka ay ugu horreeyaan hooyada iyo ubadka.

โ€œMadaama muddo badan baahi weyn loo qabay in la helo isbitaalkan casriga ah, waxaan ku guuleystay dhammaanteen inaan ka mira dhalino hadafkii bulashada deegaanka, dadaalkaas oo ay horkacayaan Haweenka deegaanka, waxaan rajeynaya bulashada kale ee reer Galmudug in ay isku tashigan kaga dayan doonan reer Hobyo oo ku suntan isku duubni iyo dowlad dhiskaโ€.

Sido kale, Marwo Saynab ayaa u mahadcelisay dhammaan cidkasta oo gacan ka gaysatay hirgelinta Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka gaar ah muwaadin Abshir Diini Cawaale oo dhulka ku deeqay, Hayโ€™adaha Qatar Charity, iyo Saynab Moallim Foundation, Dowlad Goboleedka Galmudug iyo guud ahaan bulashada Reer Hobyo oo ah dad jecel xoojinta dowladnimada.

Hirgelinta Isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee degmada Hobyo waxa iska kaashaday Hayโ€™adda Qatar Charity, iyo Hayโ€™adda Saynab Moallim Foundation oo dadaal dheeriya ku bixiyey taabba-gelinta, dhisidda, u dhammeystirka shaqaalaha isbitaalka, qalabkii caafimaadka iyo guud ahaan agabyadii muhiimka u ahaan shaqada Caafimaadka.

Safarka waxaa ku weheliyey Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin, Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, xildhibaanno, senator, qaar ka mid ah haweenka u dhaqdhaqaaqa Arrimaha bulsahada iyo Madax ka socotay hayโ€™adda Qatar Charity oo door weyn ka qaadatay dhisidda Isbitaalka.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiiru dowlahii hore Amniga oo ka hadlay khilaafka soo kala dhaxgalay khawaarijtaย 

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru-dawlihii hore ee Wasaaradda amniga gudaha XFS oo ka hadlay khilaafaadka ka dhex taagan horjoogayaasha kooxaha argagixisada Soomaalida iyoย  Ajaanibta…

GudahaWararka
May 27, 2023

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo looga hadlayo Amniga iyo Xasilinta Dalka ayaa ka Furmay Dhuusamarreeb

Dhuusamareeb(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay, Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee dowladda federaalka…

GudahaWararka
August 26, 2023

Ra’iisal wasaarw Xamse oo ka qaybgalay xuska maalinta midnimada Yurub

Muqdisho (SONNA): Ra'iisulย  wsaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qeyb-galay munaasabad ku saabsan maalinta Midnimada…

CaalamkaGudahaWararka
May 9, 2023

Shirweynaha madasha garsoorka 6-aad oo maanta la soo gaba gabeeyey

Muqsisho(SONNA):-Waxa si guul ah maanta u soo gaba gaboobay madasha 6-aad ee shirweynaha garsooreyaasha oo mudo laba maalmood ah ka…

GudahaWararka
May 29, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023