Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Marwada 1-aad ee dalka oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Marwada 1-aad ee dalka oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso
Wararka

Marwada 1-aad ee dalka oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 8, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):- Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay maalinta Caalamiga ah ee 8-da Maarso ayaa tilmaamtay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo doorka Haweenku ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hoggaaminta arrimaha bulshada, maadaama ay ku tilmaaman yihiin hufnaan iyo dhabar adeyga.

Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa la wadaagtay haweenka Soomaaliyeed farriin ku saabsan xoojinta doorka ay ku leeyihiin dib u dhiska dowladnimada, adkeynta midnimada, dib u heshiisiinta iyo horumarka caafimaadka iyo dhaqaalaha ee xanuunka safmar ee COVID19, waxa ayna ku bogaadisay dadaalkooda joogtada ah iyo sida ay uga go’an tahay horumarinta dalka.

“Waxaan Haweenka Soomaaliyeed ee qiimaha badan la wadaagaya hambalyada Maalintan qiimaha badan ee u gaarka ah haweenka adduunka. Sanadkan waxaan dhiirigelinayaa ka qaybgalka doorka haweenka ee ka hortagga cudurkan COVID19. Haweenku waa adalka iyo saldhigga bulshada waxaana dareensanahay in ay door laxaad leh ka qaadan karaan haweenku la dagaalanka cudurkan saf marka ah, aan dedaalkeena u badan ku bixino sidii aan ula dagaalami lahayn Cudurkan. Waxaan tacsi u dirayaa guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee uu inaga galaaftay. Ugu danbayn waxaan rabaa in aan idin la wadaago sida ay iiga go’an tahay hirgelinta qorsheyaasha lagu horumarinayo doorka haweenka ee dowlad-dhiska, siyaasadda, dhaqaalaha iyo caafimaadka”.

Marwada Koowaad ee dalka ayaa ku dhiirrigelisay haweenka dhakhaatiirta ah sii ambaqaadidda shaqada wadaniga ah ee ay u hayan shacabka Soomaaliyeed, iyadoo Alle u weydiisay Jannatul firdowsa dhammaan dadkii Soomaaliyeed ee u geeriyooday Cudurka COVID19 iyo Hooyooyinkii ay argagixisada Alshabaab u beegsadeen u shaqeynta qarankooda.

*DHAMMAAD*

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Qaramada M oo sheegtay in Israa’iil ay horistaagtay badbaadinta dadka ee Woqooyiga Gaza

Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini'aadanimada ayaa sheegay in Israa'iil ay diidan yihiin gargaarka bini’aadanimo ee ku socda…

Caalamka
January 16, 2024

Maanta waxaa dalka ka hirgalay qaadista Canshuurta Gadista ee loo yaqaano (VAT)

Muqdisho(SONNA):-Qiimaha lagu bilaabay Canshuurtaan oo ah 05% ayaa ah kan ugu yar waddamada geeska Afrika, taas oo ah u turis…

GudahaWararka
August 18, 2024

Guddoomiyaha golaha shacabka oo u hambalyeeyey guddoomiyaha cusub Baarlamanka Jabuuti

Guddoomiyaha golaha dhacabka baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti…

CaalamkaGudahaWararka
March 6, 2023

Wasaaradda qorsheynta oo gaadiid ku wareejisay wasaarado dhowr ah +Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Aadan ayaa maanta shan gaari ku…

WararkaWargayska
February 22, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023