Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka
    February 20, 2026
    Wasiir Xasan Xuseen “Waxaan ku dadaaleynaa sidii looga shaqeyn lahaa badqabka xoolaha”
    February 20, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Marcus Rashford oo muddo saddex bilood ah maqnaan kara & Man United oo ku qasban inay bishan Janaayo hesho Weeraryahan cusub
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Marcus Rashford oo muddo saddex bilood ah maqnaan kara & Man United oo ku qasban inay bishan Janaayo hesho Weeraryahan cusub
Ciyaaraha

Marcus Rashford oo muddo saddex bilood ah maqnaan kara & Man United oo ku qasban inay bishan Janaayo hesho Weeraryahan cusub

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
1 Min Read
Share

Manchester(SONNA)-Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa weyn doonta adeegga Weeraryahankeeda Marcus Rashford muddo ku dhow saddex bilood, waxaana naadiga reer England lagu qasbay inay weeraryahan cusub la soo wareegto inta lagu guda jiro suuqa bishaan Janaayo.

Marcus Rashford ayaa la soo sheegayaa inuu dhaawacyo dhabarka iyo canqowga ah la maqnaan karo muddo saddex bilood, sida uu warinayo tifaftiraha Jariiradda The Times ee Henry Winter.

Maqnaanshaha Marcus Rashford marka loo eego, Manchester United ayaa weerarkeedu waxa uu ahaa mid liita markii ay xalay oo Axad ahayd la ciyaarayeen Naadiga Liverpool, isla markaana guuldarro 2-0 ah ka soo qaateen garoonka Anfield kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Si kasta aha ahaatee, Manchester United ayaa lagu qasbay inay soo qaadato weeraryahan cusub inta lagu guda jiro bishaan kaddib dhaawaca soo gaaray Marcus Rashford.

Jariiradda The Independent ayaana dhankeeda warinaysa in kooxda Manchester United ay ka fiirsanayso inay u dhaqaaqdo xiddig u buuxiya booska uu ka dhaawacmay Marcus Rashford.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran …

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xiddigaha Suarez iyo Benzema oo sugi la’a kulanka soo aaddan ee El Clásico, si ay u gaaraan Rikoorro muhiim ah

Spain (SONNA)-Xiddig kasta wuxuu doonayaa inuu guul gaaro si magaciisa loogu xardho taariikhda kubadda cagta, maxaasa ka fiican in guushaas…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

Kooxda Inter Milan oo bar-tilmaameed koowaad ka dhiganeysa xiddig ka tirsan Real Madrid

Milan(SONNA)-Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay raacdo xoogan ugu jirto sida ay ku heli laheyd…

Ciyaaraha
November 1, 2019

Garsoore Soomaaliyeed oo caawa dhex-dhexaadin doona Koobka Qaramada Qaaradda Afrika

Abidjan-(SONNA)-Garsoore Soomaaliyeed ayaa caawa markii ugu horraysay dhex-dhexaadin doona ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika 2024-ka. Garsoore Cumar C/qaadir…

CiyaarahaGudahaWararka
January 16, 2024

Chelsea oo caawa la ciyaari doonta kooxda kala dhisan galbeedka London ee Fulham

London(SONNA):- Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa caawa tobanka fiidnimo la ciyaari doonta kooxda Fulham, xili ay wajahayso xaalad tii…

Ciyaaraha
October 2, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023