Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Malaayiin Itoobiyan ah oo ku barakacay dagaalka xukuumadda Abiy Axmed ay ka waddo gudaha waddanka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Malaayiin Itoobiyan ah oo ku barakacay dagaalka xukuumadda Abiy Axmed ay ka waddo gudaha waddanka
GudahaWararka

Malaayiin Itoobiyan ah oo ku barakacay dagaalka xukuumadda Abiy Axmed ay ka waddo gudaha waddanka

By Bile
Last updated: January 21, 2024
2 Min Read
Share

Addis Ababa-(SONNA)-Malaayiin Ethiopian ah ayaa ku barakacay Dagaalka Xukuumadda Addis Ababa ay ka waddo gudaha waddankeeda iyo Abaaraha, iyadoo lagu eedeeyey maamulka Abiy in diyaaradihiisa Drones-ka ay dad Shacab ah ku dileen Gobolka Amxaarada.

goobjoogayaashu waxaa ay sheegayaan in gobolka ay ka jirto xaalad argagax ah iyo cabsi.

Ethiopia ayaa wajahaysa xaalad Bani aadanimo oo daran dad gaaraya 3.45 million ayaana ku barakacay 12 gobol oo dalkaas ka tirsan sida ay ku warantay Hay’adda {IOM } sababta ugu weyn ee sababtay barakaca iyo xaaladaha liita ee dadkaani ay wajahayaan {64%} waa dagaalada dalkaas ay ka waddo Xukuumadda Abiy Axmed (17%) abaaraha ayaa sababay.

Dagaalka sokeeye ee ka socda gobolka Amxaarada ee dalka Ethiopia ayaa kor u kacay markii diyaaradaha dagaalka Xukuumadda Ethiopia ay beegsatay goobaha shacab.

November 2023, diyaarad drone ah ayaa duqeyn ay ka fulisay Magaalada Wegel Tena oo 570km Woqooyi kaga began Caasimadda Addis Ababa ku dishay 5 ruux oo shacab ah sida ay ay xaqiijiyeen goobjoogayaal  uu wareystay tv-ga Al Jazeera, Drone-ta ayaa sidoo kale duqeysay gawaari Ambalaas ah halkaas oo ay ku dishay qaar ka mid ah shaqaalaha caafimaadka.

Dagaalada  Ethiopia ka socda ayaa sidoo kale saameeyey gobolada kale ee dalka sida Oromia iyo Tigreega oo dagaalo qaraar ay ku dhex mareen kooxo hubeysan oo deegaanka ah iyo Ciidanka dowladda kuwaas oo qasaare xooggan uu ka dhashay.

TAGGED:Malaayiin Itoobiyan ah oo ku barakacay dagaalka xukuumadda Abiy Axmed ay ka waddo gudaha waddanka
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey

Muqdisho (SONNA): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo…

April 21, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeelaha hoose

Marka (SONNA): Hawlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 7-aad ee qaybta 12-April ay ka sameeyeen deegaano ka…

GudahaWararka
December 4, 2024

Wasiirka Gaadiidka XFS oo ka hadashay fursadaha uu keeni doono Garoonka Cusub ee Muqdisho

Muqdisho, (SONNA): – Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal, ayaa ka hadashay fursadaha…

GudahaWararka
December 19, 2024

Wasiirka Caafimaadka XFS oo si adag u cambaareysay falkii lagu xasuuqay dhakhaatiirti Gololeey

Muqsisho:(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay falka wuxuushnimada ah ee lagu xasuuqay howl-wadeenada…

Wararka
May 29, 2020

Xildhibaan Ciid” Argagixisada markii furimaha looga adkaaday, waxay bilaabeen in ay beegsadaan dadka rayidka ah”,

Muqdisho,(SONNA):- Cabdirisaaq Ciid oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya lagana soo doortay Hirshabeelle ayaa sheegay in…

GudahaWararka
September 24, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023