Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe
    March 12, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay ciidan loo diyaariyay tababar dhanka dibadda ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Magacyada maleeshiyaadkii Khawaarijta ee lagu laayay Ceeldheer
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Magacyada maleeshiyaadkii Khawaarijta ee lagu laayay Ceeldheer
GudahaWararka

Magacyada maleeshiyaadkii Khawaarijta ee lagu laayay Ceeldheer

By Dahir Aadan Cali
Last updated: September 13, 2025
3 Min Read
Share

Ceeldheer- SONNA-Waxaan helnay xogta iyo magacyada horjoogayaashii hoggaaminayey maleeshiyaad lagu qiyaasay 700 oo Khawaarij ah, kuwaas oo shalay weerarkii degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ku noqday wax la dilay, wax nolosha lagu qabtay iyo wax lagu dhaawacay dagaalka.

Dagaalkaas oo socday ku dhowaad toddoba saacadood, waxay ciidamada dowladda oo kaashanaya geesiyaasha dadka deegaanka xoogga saareen in Khawaarijtii weerarka soo qaaday uusan ka laaban hal qof oo nool.

Gudaha magaalada, daafaha iyo duurka fogba meydadka cadowga ee urkooda dadka laga aasay waxay kor u dhaafayaan 75 dhagarqabe, oo horjoogayaal aan magacyadooda hayno ay ku jiraan, iyadoo dhaawacyada Khawaarijta ay ka badan yihiin 85 kale.

Horjoogayaasha la xusi karo ee dagaalka lagu dilay waxaa ka mid ah: Horjooge Cabdiqani Amiir Saariyow, Saciid Ibraahim Cali Tifoow, Saabir iyo Daadulaah, kuwaas oo ahaa horjoogayaashii ugu sareeyey Khawaarijta ku dhuumaaleysata bariga gobolka Galgaduud.

Halka dhaawacyada horjoogayaal ay ka mid yihiin Macallin Ciise, Dr. Bishaar iyo Carab Qamaar oo dabiib caafimaad loo waayey, naftuna ay ku dabayartahay, ay Khawaarijtu geeyeen Galhareeri iyo deegaanka Cowsweyne ee gobolka Galgaduud.

Sidoo kale, waxaa lagu guuleystay in Khawaarijta nolosha looga qabto maxaabiis dagaal oo hadda ku jira gacanta ciidamada dowladda, iyadoo cadowga laga furtay hub iyo rasaas aad u badan.

Sirdoonka Soomaaliya ayaa tan iyo 4-tii bishaan la socday qorshaha weerarka ay Khawaarijtu abaabuleysay. In xogta cadowga si toos ah loo la socday ayaa suurtagelisay guusha ciidamada qaranka iyo kuwa deegaanka ay ka gaareen dagaalka.

Guusha ciidamada geesiyaasha ah waxay soo bilaabatay markii ay fashiliyeen qaraxyadii cadowgu ku soo rareen labo gaari, kuwaas oo ay doonayeen in weerarka ay ku bilaabaan, balse ciidamadu qarxiyeen iyagoo aan wax khasaare ah geysan.

Isku xirnaanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa horseedday in la jebiyo cadowga.

Difaacyada ciidamada dowladda oo ku yaallay goobo kala duwan ayaa sahlay in la wiiqo qorshihii cadowga oo la laayo maleeshiyaadkii Khawaarijta.

Ciidamada ayaa waqti fiican helay gurmad ciri iyo dhul ah, taas oo suurtagelisay in bilow ilaa dhammaadkii dagaalka ay ku gacan sareeyaan ciidamada qaranka iyo geesiyaasha hubka u qaatay inay cadowga iska difaacaan ee degmada Ceeldheer.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay koonfurta Sh/Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada 17aad ee Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Turkiga Oo Soomaaliya Ka Caawineysa U Diyaar Garoowga Iyo Maareynta Musiibooyinka

Muqdisho (SONNA)- Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa bilowday wada-xaajood ay ku dooneyso in Turkiga ka kaalmeysato dhinaca Maareynta Musiibooyinka.…

Wararka
August 20, 2020

Taliye Mustafe: Cadowga Soomaaliyeed innaga ayaa ku filan

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ururka 193'aad Guutada 19'aad ee kumaandoska Gor-Gor,Dhemme Mustaf Mohamed Husseen oo la hadlayay boqolaal kamid ah ciidanka kumaandooska Gor-Gor…

GudahaWararka
September 2, 2024

Wakhtiga iyo Masaafadu ma kala Gooyaan Saaxiibbada Dhabta ah sida Shiinaha iyo Soomaaliya

Muqdisho, (SONNA)Oct 28, 2021;  Konton sanno ka hor maanta oo kale, dalka Shiinuhu waxa uu dib u soo ceshaday booskiisii…

MaqaalladaWararka
October 28, 2021

Howlgal lagu soo qabtay xubno katirsan khawaarijta oo laga sameeyay gobolka Hiiraan

Beledweyne(SONNA):-Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Hay,adda Nabada sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa xalay howlgallo waxa ay ka sameeyeen…

GudahaWararka
December 23, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023