Madaxweynihii Dalka Chad oo la dilay.

La wadaag cid kale

Chat (SONNA):-Ciidamada Chad ayaa Maanta oo Talaada ka shaaciyey telefishanka dawlada geerida Madaxweyne Idriss Déby, kaddib dhaawac ka soo gaarey dagaallo ka dhacay dalkaas.

Madaxweyne Deby waxa uu hogaaminayay dagaallo ka dhan ah fallaago hubeysan oo weeraro ka geystay dalkaas.

Dagaallada ayaa maalmahaan ka socday deegaamada Ziki ee waqooyiga gobolka Kanem, kuwaas oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo fallaagooyin hubeysan, iyadoo ay ku dhinteen boqolaal qof.

La wadaag cid kale