sonna

Hogaamiyaha Falastiin oo ku hanjabay inuu ka bixi doona heshiisyadii ay la galee...

Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa ku hanjabay inuu ka baxayo heshiisyadii ay la galeen Isra’iil, haddii uu Benyamiin Netanyahu uu oofiyo balanqaadkiisii...

Shir looga hadlayo arrimaha Deyn cafinta Soomaaliya oo ka socda Addis-ababa

Addis-ababa (SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya ku...

Soomaaliya oo Wareejisay Hogaanka Shirka Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee J...

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareejiyey Hoogaanka Shirka Golaha Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee Jaamacadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xudur kula kulmay Gudoomiyaasha degmooyinka Bakool &#...

Xudur (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool ayaa magaaladaas waxaa uu kullan k...

Maxaad kala socotaa Fadliga Soonka maalinta (Caashuuraa) iyo sababta ay ku timid...

Muqdisho(SONNA) Inta badan dunida Islaamka ayaa sooma soonka sunada ah ee loo yaqaano yowmul Caashuuraa,taasi oo ay kaga dayanayaan rasuulkeena Suuban Naxriis iyo Nabadgeliyo korki...

Wasiir Maareeye oo la kulmay madaxda warbaahinta gaarka loo leeyahay+sawirro

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kulan kula yeeshay Xafiiskiisa Agaasimayaasha War...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo ku wajahan Magaalada Harare ee Dalka Zinbabwe

Muqdisho-(SONNA)-Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul Taariikhi ah ka gaaray Xulkii Zinbabwe lugta koowaad ee Koobka  Aduunka oo ka dhacay Dalka Jabuuti,ayaa hadda waxaa uu ku...

Ra’iisul Wasaara Khayre oo Guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada Dowlad Gobaleedk...

Baydhabo-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed o...

Beesha Caalamka oo soo dhawaysay Shirka dib u heshiisiinta Galmudug

Muqdisho- (SONNA)- War ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu taageeray Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada dowlad gobolleedka Galmudug,iyadoo lagu soo dhaweeyay dad...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo u ambabaxay Adis-Ababa

Muqdisho-(SONNA)- Wasiirka Maaliyadda X.F.S Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, wuxuuna kula kulmi ...

Maxkamadda ciidamada oo dil ku xukuntay askari horay dilal u gaystay

Muqdisho-(SONNA)- Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan Ciidamada dowladda oo 17-kii bishii June 2018 ku dilay degmada ...

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydha...

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maa...