Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta
    April 22, 2026
    Hawlgal lagu dilay maleeshiyaad Khawaarij ah oo Shabeellaha dhexe laga fuliyey
    April 21, 2026
    Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ka furay tababar ku aaddan cilmi-baarista warbaahinta
    April 21, 2026
    Wasiirka amniga oo tababar u soo xiray Askar Daraawiish ah
    April 21, 2026
    Taliyaha CXD oo socdaal dhulka ah ku gaaray deegaano ka tirsan gobolka Baay
    April 21, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
    Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
    April 5, 2026
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya iyo Masar waxaa u dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya iyo Masar waxaa u dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer
GudahaWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya iyo Masar waxaa u dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer

By Aadan Sooyaal
Last updated: September 17, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku xaqiijiyey wareysi uu siiyey kanaalka “Al-Arabiya” adkeysiga iyo xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo kan istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Carabta ee Masar.

Madaxweynaha ayaa yiri: “Soomaaliya iyo Masar waxaa u dhexeeya xiriir taariikhi ah oo dheer, maanta sidoo kale waxaan nahay laba saaxiib oo istiraatiiji ah, xiriirkan ayaa dib ugu laabanaya xilligii ka horreeyey madax-bannaanida Soomaaliya ee kontameeyadii qarnigii hore, markii uu Maxamed Cabdullaahi Nasser xukunka hayay iyo markii Kanaalka Suweys la weeraray, Soomaaliya weli ma helin madax-bannaanideeda, balse shacabka Soomaaliyeed waxay taagnaayeen dhinaca Masar.”

Wuxuu intaas ku daray: “Xaqiiqdu waxay tahay in xiriirkeennu uu dib ugu laabanayo kumanaan sano, tan iyo markii boqoradda Hatshepsut ay booqatay Soomaaliya in ka badan shan kun oo sano ka hor, maanta Masar waxay markii ugu horreysay ka qaybqaadaneysaa hawlgalka Midowga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya.”

Madaxweynuhu ayaa yiri: “Inkastoo hawlgallada noocan oo kale ah ay la socdaan dib u dhacyo “Bureaucracy” ah, ha ahaato Midowga Afrika, Qaramada Midoobay ama hay’ado kale, haddana Masar waxay dhammaysay qiimeynteeda, waxayna dirtay saraakiil si ay u daraaseeyaan dhulka oo u go’aamiyaan goobaha ay ka howlgali doonaan, waxaan sugeynaa imaanshaha ciidamadii ugu horreeyey ee Masar si ay ugu hoos shaqeeyaan Midowga Afrika.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa intaas ku daray: “Masar sanado badan waxay si toos ah u siisay taageero ciidamada ammaanka iyo difaaca Soomaaliya, iyada oo loo marayo tababar iyo qalab bixinta qaar, sidaas darteed xiriirka Soomaaliya iyo Masar waa mid aad u xooggan.”

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Muqdisho 22 Abriil 2026: —Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda…

April 22, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha dhexe ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab

Shabeellaha dhexe...SONNA...Ciiddamo gaar ah oo ka tirsan xoogga dalka ayaa xalay degaanka Daarusalaam oo hoos taga degmada Cadale ee  Gobolka…

GudahaWararka
July 4, 2021

Wasiirka dhallinyarada XFS oo gaaray Baydhabo

Baydhabo-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane, Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG Koonfur Galbeed,…

GudahaWararka
November 22, 2023

R/W Rooble “Waxaan rajeynayaa in Shirka Golaha Wadatashiga Qaran guul noogu soo dhammaado”

Muqdisho (SONNA)-Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xusseen Rooble, ayaa sheegay inuu rajeynayo in guul uu kusoo dhammaado shirka…

GudahaWararka
May 19, 2021

Wasiirka Maaliyadda XFS Dalka Morocco kulama gaar ah kula qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hey’ado caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha Maaliyadda

Muqdisho:-(SONNA):-Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo  oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka…

GudahaWararka
October 15, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023