Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah Madaxtooyada Qaranka ugu sameeyey safiirka dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga, mudane ฤฐbraahim Mete YAฤLI oo uu u dhamaaday muddo xileedkiisa.
Madaxweynaha Qaranka ayaa Safiirka ku bogaadiyey dedaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku bixiyey horumarinta iskaashiga labada dal.