Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbadii Jimcaha kaga hadlay xadgudubka Itoobiya
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbadii Jimcaha kaga hadlay xadgudubka Itoobiya
GudahaWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khudbadii Jimcaha kaga hadlay xadgudubka Itoobiya

By shiine Shiine
Last updated: January 5, 2024
3 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbadii Jimcaha ee kaga hadlay xadgudubka Itoobiya ee gobnimada iyo midnimada dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Sidoo kale Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay u midoobaan dhowrista sharafka iyo difaaca madax-bannaanida iyo  qaranimada dalka Soomaaliyeed.

“Waxan umahadcelinayaa shacabka Soomaaliyeed siday uga dhiidhiyeen meel walba oo ay joogaan xadgudubka Itoobiya, waxaan rabaa in aan kaliyah caddeeyo in dadka Soomaaliyeed ee waqooyiga Soomaaliya degan aad iyo aad ayaan ugu kalsoonahay in aysan qabin dhulka Soomaaliya in qeybo ka mid ah la bixiyo, sheekada lagu saleeyay is afgaradka waa dhul la bixiyay”.

Madazweynaha ayaa ku nuxnuxsaday in u yahay been abuur wax lagu tilmaamay in la kireyay badda balse ay tahay heshiis lagu bixiyay dhulka oo Itoobiya loogu gacan galinayay,waxa uu intaas ku daray in aan dhul la kirayn lagana heshiin madaxweynuhu.

20KM oo Badda cas ka bilaabtah oo xudud beenadka Itoobiya gasha waa la kireyay meel ay macquul ka tahay ma jirto,dadka waqooyiga Soomaaliya degan raali kama ahaa oo waa ay nala soo hadlaan masuuliyiintooda,shacabkana waan aragnay oo waa kuwaa taagan oo diidan,gayiga dhulka Soomaaliyeed dadkii naga horeyayna ma bixin anaguna ma bixin kuwaa naga danbeyana ma bixin  karno, cid xaq uleh oo bixin karta 1Meter oo dhulka Soomaaliyeed ah ma jirto,in nala hadalo ayaaba danbi ah,waxa sidaasi yirii madaxweyne Xasan Sheekh.

“Dowladda Itoobiya isma aanan dooran in aan daris ahaano,waana la garanaya tariikhdii na soo dhexmartay Itoobiya,intaan inagoo ka taag yar oo istacmaar na haysto oo aanan dowlad ahayn ayeey dalkaan qaadan weyday oo ay marar badan isku dayday mana ahaa midkii ugu horeyay isku daygaan oo u damaceedu ahaa in ay Banaadir hawo ka gashay,ciidankeediina lagu jabiyay Balcad marka ay soo gaareen oo dib loogu celiyay meeshay ka yimadeen intaasna waxay u maraysay sidii ay u heli lahayd Badd.

Xage lagu arkay diyaarad iyo gacansi dhul lagu badalanayo imasa la arka diyaarado caalamiyah oo qasaaray balse dhul laguma qaasaaro mana guuro,dhulku waa dhaxal tooyo Awoowayaasheen laga soo gaaray,sida aan u dhaxalanay ayaa nalooga sii dhaxalaya jiilba jiilka ka danbeya uga dhaxali doonaa,walaalayaal dadka indheer garadka ah ee waqooyiga Soomaaliya degan dhul Soomaali ay leedahay laguma badalan karo diyaarada iyo isgaarsiinta ay Itoobiyo iyagoo la isku darayna laguma badali karo.”sidaas waxa yirii Xasan Sheekh.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Ciidanka dowladda oo howlgallo la dhanka Khawaarijta ka sameeyey gobolka Mudug

Muqdisho (SONNA):- Ciidanka dib u xoreynta deegaanka ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere ayaa saakay qaaday howlgallo ay dhowr deegaan…

GudahaWararka
March 18, 2024

Guusha Deyn cafintu, maxay uga dhigan tahay Soomaaliya?

Muqdisho,(SONNA):- Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomasliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa sharaxad dheeri ka bixiyay waxa ay Soomaaliya uga…

GudahaWararka
December 30, 2023

Baydhabo: Banaanbixi Cadaalada loogu raadinayay caruur dhawaan lagu dilay oo dib loo Dhigay

Muqdisho (SONNA)-Waxaa maanta dib u dhac ku yimid banaanbax balaaran oo todobaadkii hore Culimada Baydhabo ku baaqeen kaas oo lagu…

GudahaWararka
April 23, 2021

Afgembi ka dhacay dalka Myanmar iyo militariga oo xiray haweeneydii hoggaaminaysay

Wararka ka imaanaya dalka Myanmar ayaa sheegay in Inqilaab Millateri uu saaka ka dhacay dalkaasi Myanmar, ciidamada oo ka cabanaya…

GudahaWararka
February 1, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023