Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shaqeynaya soo celinta bilicda iyo furista waddooyinka
    May 12, 2025
    Taliyaha Booliiska oo furay imtixaan tartan furan loogu gelayo xulashada saraakiil ku biiraya barnaamijka waxbarasho ee Layli Sarkaalnimo
    May 12, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo daaha ka rogay tubta isbeddelka iyo horumarinta adeegyada oo ku hanaqaadaysa muddo 90 cisho
    May 12, 2025
    Kulan looga hadlay Maareynta si xun isticmaalka baraha bulshada oo lagu qabtay Muqdisho
    May 12, 2025
    AFRICOM oo howlgal Cirka ah la beegsaday Kooxda ISIS
    May 12, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
    Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul
    May 11, 2025
    Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordheysa
    May 9, 2025
    Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah
    May 4, 2025
    Ingiriiska oo ku baaqay in la  qaado xayiraadda gargaarka ee Gaza
    May 2, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
    ‘Khawaarij Kaba ku Tukade Inta aan ka aqaano ayaa idinkaga filan’ (WARBIXIN)
    April 23, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladda oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo casho sharaf  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Madaxweyne Laftagareen  oo kulan la qaatay Wakiilka Cusub ee UNSOM ee Deeganada Koonfur Galbeed
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne Laftagareen  oo kulan la qaatay Wakiilka Cusub ee UNSOM ee Deeganada Koonfur Galbeed
GudahaWararka

Madaxweyne Laftagareen  oo kulan la qaatay Wakiilka Cusub ee UNSOM ee Deeganada Koonfur Galbeed

By Abdulkadir
Last updated: February 5, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wakiilka Cusub ee UNSOM Deeganada Koonfur Galbeed Dr Mangnus Bjarnason iyo Wafdi uu hoggaaminayo

Madaxweyne Laftagareen iyo Wakiilka Cusub ayaa ka wada hadlay Xoojinta Wadashaqaynta UNSOM iyo Dowladda Koonfur Galbeed, Taageerida Mashaariicda Hormarineed, Amniga, Siyaasada iyo Arimaha Biniadanimada.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Ku-Simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlaamnka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed nuur Maxamed Macalin iyo La Taliye Sare Cabduqaadir Yaanyuurow.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shaqeynaya soo celinta bilicda iyo furista waddooyinka

Muqdisho,(SONNA):- Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa si hagar la’aan ah uga…

May 12, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Danjire Geelle “Itoobiya waxay kasoo horjeeddaa in Soomaaliya ay dhisato ciidan awood leh.”

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta XFS Ambassador: Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in Itoobiya ay kasoo horjeeddo isla markaana dhib…

GudahaWararka
September 3, 2024

Jaamacadda Carabta oo ka gaabisay soo jeedinta  Falastiin ee cambaareynta Heshiiska Imaaraadka iyo Isreal

Hogaamiyeyaasha Falastiin ayaa ku guuleystay in ay dib u cusbooneysiiyaan qadiyaddood dowladnimo ka dib kulankii arbacadii dhacay, laakiin waxay awoodi…

Wararka
September 10, 2020

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la yeeshay Safiirka Soomaaliya ee Boqortooyada Sucuudiga

Muqdisho, (SONNA): Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta ku qaabilay xarunta qaran ee howl-gallada…

GudahaWararka
August 29, 2024

Sii hayaha Wasiirka Gargaarka XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi uu hugaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka soomaliya mudane, Xamsa siciid xamsa ayaa manta gaaray caasimada…

Wararka
August 26, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023