Baydhabo-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayo Safiir ku-xigeenka Dowladda Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya, Ed Barnett.
Labada masโuul ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha amniga, bini’adanimada iyo hirgelinta mashaariicda horumarineed ee laga fulinayo koofur galbeed.