Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shirka Baahinta qorshaha Istaraatiijiyada 3-aad ee Xafiiska Difaaca xuquuqda Aadanaha  “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shirka Baahinta qorshaha Istaraatiijiyada 3-aad ee Xafiiska Difaaca xuquuqda Aadanaha  “SAWIRRO”
GudahaWararka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo daah-furay shirka Baahinta qorshaha Istaraatiijiyada 3-aad ee Xafiiska Difaaca xuquuqda Aadanaha  “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: June 23, 2021
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Daah-furka baahinta qorshaha istaraatiijiyada Saddexaad ee Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Aadanaha Puntland waxaa kaloo ka soo qaybgalay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Barlamaanka Puntland, Guddiyaha Xafiiska Difaacaha xuquuqul aadana Puntland, Xubno ka tirsan Golaha Wasaaradda, Guddoomiyaha isutaga Ururada bulshada rayidka ah,Aqoonyahno iyo xeel dheerayaal dhanka xuquuqul insaanka ah wuxuuna ahaa shir u muhiim ah bahada xuquuqul insaanka Puntland.

Garyaqaan Siciid Cabdi Muumin Guddoomiyaha Xafiiska Difaacaha xuquuqul aadanaha Puntland oo ka hadlayay furitaanka shirkaani ayaa tilmaamay Muhiimada iyo u jeedada Baahinta Qorshaha istaraatiijiyada Saddexaad Xafiiska Difaacaha xuquuqul aadanaha Puntland.

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Puntland Cabdacasiis Cismaan Cabdullahi ayaa dhankiisa Bogaadiyay shaqada Muhiim ka ah ee xafiiskaani iyo sida dhow ee uu la shaqeeyo hay’ada sharci dajinta Puntland.

Madaxda ururada bulshada rayidka ah ayaa dhankooda tilmaamay sida uu xafiiskaani uga qayb qaato u doodista dulmanayaasha iyo inta tabarta daran ee u baahan cadaalada.

Madaxwayne ku xigeenka Puntland axmed Cismaan Cilmi Karaash oo shirkaani daahfurayay ayaa cadeeyay shaqada adag ee xafiiskaani iyo in uu qaatay kaalintiisii u qareemida dulmanayaasha ilaalinta sharciga iyo helida cadaalad lagu wada qanacsan yahay.

Xafiiska Difaacaha xuquuqul aadanaha Puntland ayaa ah Hay’ad dowli ah kana shaqaysa u doodista xuquuqda muwaadiniinta ,Diiwaan galinta Tacadiyada dhaca iyo ka talinta arimaha sharciga ah ee tabashooyinka Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

 

                  

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo degaanka Janaale gaarsiisay deeq raashin ah

Marka-(SONNA)-Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA,  ayaa maanta waxa ay degaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada hoose u dirtay Doonyo…

GudahaWararka
March 13, 2024

Maamulada Wasaaradaha Caafimaadka X.Federaalka iyo Galmudug oo kulmay    

Maamulada Wasaaraddaha Caafimaadka Federaalka iyo Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan ku saabsan xoojinta xiriirka  labada Wasaaradood iyo dardar…

Wararka
January 7, 2021

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay dhigiisa dalka Cumaan

Masqad (SONNA): Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo booqasho…

GudahaWararka
May 22, 2024

Maraykanka oo sheegay inuu ka walaacsan yahay booqashada wasiirka Amniga Israel ku tegay Masjid Al-Aqsa

Washington(SONNA):-Maraykanka ayaa aad uga walaacsan talaabadii uu talaadadii Wasiirka Amniga Qaranka Israa'iil, Itamar Ben-Gvi ku tagay dhismaha Masjidka Al-Aqsa isagoo…

CaalamkaWararka
January 4, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023