Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
    Ergada Soomaaliya ee qaramada midoobay oo munaasabad casho ah u qabtay danjireyaasha iyo diblomaasiyiinta ka hawlgala xarunta QM
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay sarakiisha Kenya ee sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay sarakiisha Kenya ee sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo
GudahaWararka

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo kulan la qaatay sarakiisha Kenya ee sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo

By Abdulkadir
Last updated: May 26, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-gobaleedka Jubbaland mudane Mohamud Sayid Aaden ayaa maanta kulan Mira dhal ah laqaatay, saarkiisha ciidanka difaaca Kenya (KDF) ee ku sugan degmada Ceelwaq ee gobalka Gedo,

Shirkan oo ka qabsoomay xerada ciidanka Kenya ay ku leeyihiin Ceelwaq,ย  waxaa madaxweynaha ku wehlinayay Wasiirka Arimaha gudaha Jubaland, Wasiirka Amniga, wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka bada Jubaland iyoย  wasiiru-dowlaha wasaarada Amniga Jubaland iyo Taliyaha ciidanka daraawiishta Jubaland ee gobalka Gedo.

waxa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa Amnigaย  iyo xasiloonida degmadaย  iyo inay ciidanka Kenya sii labo jibaaraan dadaalkoodu.

ugu danbeyn, Madaxwayne ku xigeenka 1aad ee Jubaland ayaa ugu mahad celiyay madaxda, saraakiisha ciidanka iyo shacab-weynaha dowlada aan darinka nahay ee Kenya doorkoodu naf-hurnimada ah ee ay ka qaadanayaan dib usoo celinta nabadi iyo xasiloonada Soomaaliya, gaar ahaan Deegaanada Dowlad-gobaleedka Jubaland.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Taliyaha Xoogga dalka oo digniin culus u diray dadka Isticmaala Astaamaha iyo Tuutaha Ciidanka

Muqdisho(SONNA)--Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo Shir Jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay soo badanayeen…

WararkaWargayska
July 13, 2020

Wasiir Al-Caddaala: 48-dii Saac ee lasoo dhaafay 17 howlgal ayaa Galmudug ka dhacay waxaana ku dhintay in ka badan 120 khawaarij ah

Dhuusamareeb-(SONNA)- Wasiirro iyo Xildhibaanno katirsan labada gole ee dowladda Federaalka iyo Galmudug ayaa jiidda hore kula hadlay ciidamada xoogga dalka…

GudahaWararka
September 12, 2023

Hanti-dhawraha Qaranka oo shir caalami ah uga qaybgalaya Ghana

Accra (SONNA): Hanti-dhawraha guud ee Qaranka mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka ururka hayโ€™adaha hanti-dhawrada Afrika (AFROSAI-E)…

GudahaWararka
May 8, 2023

Wasiir Cali Xoosh oo gaaray Jowhar

Jowhar-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali -Xoosh ayaa maanta safar shaqo…

GudahaWararka
January 21, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023