Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed
    February 27, 2026
    Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
    February 27, 2026
    Wasiirka shaqada XFS oo ka qayb galay kulamo heer wasiir ah oo soo qaban qaabisay haya’adda shaqaalaha Adduunka
    February 27, 2026
    Guddoomiyaha SODMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dhuusamareeb
    February 27, 2026
    Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka
    February 27, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday daadad ka dhashay roob ka da’ay Baardheere
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday daadad ka dhashay roob ka da’ay Baardheere
GudahaWararka

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday daadad ka dhashay roob ka da’ay Baardheere

By Aadan Sooyaal
Last updated: March 21, 2023
1 Min Read
Share

Kismaayo-(SONNA)-Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland Mudane, Maxamuud Sayid Aadan ayaa uga tacsiyeeyay ehelka iyo qaraabada dadkii ku geeriyooday roobabkii daadadka watay ee ka da’ay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, isagoo caafimaad u rajeeyay dadkii ay waxyeelladu kasoo gaartay musiibadaasi.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka in ay taxaddar muujiyaan xilliyada ay roobabka xooggani da’ayaan, isagoo dhinaca kale ugu baaqay hay’adaha dowladda iyo kuwa caalamiga ahba in ay gurmad degdeg ah u fidiyaan shacabka magaalada Baardheere ee ay waxyeellada kasoo gaartay daadadka ka dhashay roobabka mahiigaanka ah ee ka curtay  degmadaasi.

Hadalka Madaxweyne ku xigeenka ayaa imanaya markii ay duleedka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ku geeriyooden 9 qof, kuwaas oo ay la duntay Buundo ay isticmaalayeen xilli uu da’ayay roob mahiigaan ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo Xoojinaya Xiriirka Diblomaasiyadeed

Muqdisho(SONNA):-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Cumar, ayaa kulan la qaatay Wasiirka…

February 27, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Shir looga hadlayey Waxqabadka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo Muqdisho ka dhacay “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Shirkaan ayaa looga hadlay Waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda Qorsheynta oo ay ka mid yihiin Diyaarinta Qorshaha Sagaalaad ee…

Wararka
October 15, 2019

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo xukun ku ridday nin ka tirsanaa khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida ayaa maanta 10 sano oo xabsi ah ku ridday Yuusuf Xasan Ibraahim oo 42 jir ah,…

GudahaWararka
July 18, 2023

Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka (JFS) oo kulan la yeeshay Guddiyada Dib-u-eegista iyo Dhameystirka Dastuurka

MMuqdisho-(SONNA) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare…

GudahaWararka
April 23, 2025

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo sagootiyay sarakiil tababbar aqoon kororsi loogu qaaday dalka dibadiisa

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta Xaflad Sagootin ah ugu sameeyayay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed…

GudahaWararka
April 21, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023