Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ururka Hidda Dhoor oo Bandhig Cajiib ah ka Sameeyay Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu Qabtay Dalka Belgium
    May 29, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Dalka, Saalax Axmed Jaamac oo Maka kula kulmay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga
    May 29, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamza: “Waxaa jira dowlado doonaya in ay dalkeenna kala gooyaan”
    May 29, 2026
    Hoggaamiye Jabriil oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga magaalada Baydhabo
    May 29, 2026
    Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika
    May 28, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Madaxweyne Farmaajo oo daah furay qeybinta buugaagta Manhajka Waxbarashada Qaranka “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Madaxweyne Farmaajo oo daah furay qeybinta buugaagta Manhajka Waxbarashada Qaranka “SAWIRRO”
Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo daah furay qeybinta buugaagta Manhajka Waxbarashada Qaranka “SAWIRRO”

By Sonna Whiteka
Last updated: December 14, 2019
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah furay qeybinta buugaagta Manhajka Waxbarashada Qaranka oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo oo hadal kooban ka jeediyay munaasabadda daah furka ayaa sheegay in muhiimadda koowaad iyo labaad ee dowladdu ay tahay waxbarashada, isagoo intaa ku daray in waxbarashadu ay tahay furaha Nolosha.

“Anagoo munaasabadan u nimid daah furka, aan ku daah fureyno buugaagta halkan taala sample keeda, oo gaareysa daabacaadeeda Hal milyan iyo afartan kun iyo boqol iyo labo kun oo ah diyaarinta macalimiinta casharadooda, runtii waxa ay noo tahay farxad weyn, runtii waxa ay noo tahay wax aad iyo aad Alle loogu mahadceliyo, maxaa yeelay, annagu dowladdaan muhiimadeeda koowaad iyo labaad waxa weeeye waxbarashada, Waxbarashada waxa weeye waa furaha nolosha” ayuu yiri Madaxweynaha Dalka.

Madaxweynaha ayaa sheegay in saddexdii sanno ee ugu dambeysay ay dowladdu la wareegtay 24 Iskuul, isla markaana ay dowladdu wax barto 65 kun oo arday ah, waxaana la qorsheynayaa in dowladdu ay kordhiso tirada carruurta Soomaaliyeed ee ay waxbarayso.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xusay in horumarkasta uu dal gaaro ay sabab u tahay waxbarashada ubadka oo la horumarinayo, waxaana uu Madaxweynuhu hoosta ka xariiqay in carruurta Soomaaliyeed loo diyaariyay waxbarasho mustaqbal leh.

“Ilmo walba oo aan awood u lahayn inay aadaan iskuulada private-ka aan u diyaarinay waxbarasho mustaqbal leh, waxa kaliya aan ku horumari karno waa anagoo waxbarasho tayo leh aan carruurteena siino,” ayuu Madaxweyaha hadalkiisa ku daray.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Ururka Hidda Dhoor oo Bandhig Cajiib ah ka Sameeyay Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha oo lagu Qabtay Dalka Belgium

Muqdisho-SONNA-Ururka Hidda Dhoor ayaa si weyn uga qeybgalay munaasabadda Maalinta Dhaqamada Jaaliyadaha ee lagu qabtay…

May 29, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO KULAN CASHO SHARAF AH KU MAAMUUSTAY GUDDOOMIYEYAASHA HEER DEGMO EE HAWEENKA GOBOLKA BANAADIR

Muqdisho,(SONNA) May 20, 2021: Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim oo kulan casho sharaf ah la qaadatay Guddoomiyeyaasha…

Gudaha
May 19, 2021

Shirweynaha Dhammeystirka maamulka SSC-Khaatumo oo ka furmay Laascaanood

Muqdisho,(SONNA):- Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maanta ka gurney Shirwaynaha dhammeysttirka Dowlad Gobolleedka SSC-Khaatumo. Shirweynaha waxaa ka soo…

GudahaWararka
July 13, 2025

Mareykanka iyo Taliban oo goor dhow heshiis kala saxiixanaya

Doha(SONNA)--Dowladda Maraykanka iyo Ururka Taliban ayaa goor dhow saxeexaanaya heshiis nabadeed oo astaan u noqon kara dhammaadka dagaalkii ugu dheeraa,…

Wararka
February 29, 2020

Qaramada Midoobe oo uga digtay Tanzania inay dib u celiso dadka kasoo qaxay  rabshadaha Mozambique

Tanzania.(SONNA):- Qaramada Midoobe ayaa sheegtay inay aad uga walaacsantahay warbixin ay heshay oo ku saabsan in Tanzaniya dalkeeda u diiday…

CaalamkaWararka
April 7, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023