MUQDISHO (SONNA)- Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Bandhig Buugeedka Nabadda ee Gaalkacayo, isaga oo dhallinyarada soo qabanqaabisay Bandhiggan uga mahad celiyey doorka wanaagsan ee ay ka qaateen nabadaynta iyo is-dhexgalka bulshada Gobolka Mudug.
Bandhig Buugeedka Nabadda ee Gaalkacayo ayaa ah bandhigii ugu horeeyay ee noociisa ah kaa oo lagu qabto magaalada Gaalkacyo.