Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah
    March 12, 2026
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dhammeystirka dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo ciribtirka Khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dhammeystirka dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo ciribtirka Khawaarijta
GudahaWararka

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay dhammeystirka dastuurka, hannaanka doorashooyinka iyo ciribtirka Khawaarijta

By Dahir Aadan Cali
Last updated: May 11, 2024
3 Min Read
Share
Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si qoto dheer kaga hadlay dhaMmeystirka dastuurka, hanaanka doorashooyinka iyo halganka dalka lagaga xoreynayo Khawaarijta.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka ay ka balan qaadeen Dowladnimo oo ay ugu horeyso in qofka Soomaaliga ah cabsi la’aan uu seexdo  si halkaas loo gaarayana u baahan tahay in qiimo la bixiyo waana la bixinayaa oo wiilal Soomaaliyeed oo geesiyaal ah ayaa dhiiggooda u daadanaya si hooyo iyo Aabe Soomaaliyeed ay nabad ugu seexdaan.
” In aan mararka qaarkood codkeyna ka baqeylno ama aan codkeyna uga hortagno wiilkaas Soomaaliyeed sababta uu u bixinayo dhiiggiisa cagsigeeda aan uga shaqeyno ama maamul haddii ay tahay maamulka qaloocinaa, dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan markale iyo markale waxaan ugu celinayaa nabadda yaan laga cabsanin, Dowladnimada dhismeysa yaan laga baqin, Khawaarij sii dumeysa yaan laga baqin, aan isku duubnaano iskana dulqaadno argagixisada,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.
Sidoo kale, madaxweynaha JFS ayaa hoosta ka xariiqay in dalka ay doorasho qof iyo cod ah ka dhaceyso, islamarkaana uu ka dhabeynayo balan qaadkiisii ahaa in ciddda qaabeyneyso mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed uusan ku imaan xoog, balse taas beddelkeeda shacabka iyagu ay soo doortaan.
” Waxaan balan qaadnay dalkan iyo dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan kor oo meesha ugu sareyso oo madaxweynaha jamhuuriyadda ah ilaa meesha ugu hooseyso oo Dowladda hoose oo degmo hebel ah dadka inaanu u talinin, taladoodana ka talinin qof aanu iyagu dooranin oo taladu aan u dhiibanin, noo haay talada adiga aanu dhihina, iska yimid ama koox yar ay keensatay ama xoog ama sida lagu balamin ku yimid, intuu iska yimaado uu dalku iska xukumin, sidaasi daraateed doorasho qof iyo cod ah ayaa balan qaadnay, doorashadaas qof iyo codka ah Ilaahey idimkiisa waa ay dhaceysaa, fursad kale malahan, dadkeennu waa in ay doorataan cidda mataleysa, cidda go’aanka u gaareysa, cidda mustaqbalkooda qaabeyneysa, cidda tantooda ka shaqeyneysa waa in ay iyagu doortaan,”
Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri’ Dastuurka wali dooddiisu waa socotaa inta la soo dhaafay qof kasta oo dood qaba waa furan tahay, waa soo bandhigi karaa waan soo dhoweyneynaa, balse hal mid ma furna dastuurka hala joojiyo hala hakiyo taas waddo furan ma ahan waa xiran tahay,”.
Ugu dambeyn, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed kula dardaarmay in ay ka shaqeeyaan sidii loo heli lahaa Dowlad sharciga ku xooggan, hay’adaheedu xooggan yihiin si loola jaan qaado adduunyada carsiga ah ee dhijitaalku uu hagato.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la dardaarmay cutub loo qaadayo tababar aqoon kororsi ah

Muqdisho.SONNA...Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo la hadlay cutub kamid ah ciidanka…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Golaha wasiiradda XFS oo ansixiyey in laga laabto go’aan horay Ururka ONLY loogu aqoonsaday argagixiso

Muqdisho-(SONNA)-Golaha Wasiirradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray…

GudahaWararka
January 23, 2022

Ergeyga gaarka ah ee arrimaha gurmadka abaaraha oo New York kaga qeyb galay shir muhiim ah

New York-(SONNA)-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb galay…

GudahaWararka
April 13, 2023

Madaxweyne Farmaajo oo kala qeyb galay furitaanka Beerta midnimada ee hoggaamiyeyaasha Dalalka Geeska Afrika+Sawirro

Addis ababa-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in fududeynta isu-socodka iyo duulimaadyada tooska ah ee Soomaaliya iyo…

Wararka
October 11, 2019

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐲𝐛 𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 s𝐡𝐢𝐫 l𝐨𝐨𝐠𝐚 h𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐲 l𝐚-𝐝𝐚𝐠𝐚𝐚l𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 d𝐚𝐚𝐜𝐮𝐮𝐧𝐤𝐚

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaaji Aaden, ayaa ka qayb galay shir heerkiisu sarreeyo oo ku…

GudahaWararka
June 5, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023