Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo dowlad goboleedka Hirshabeelle ku matali doona Aqalka Sare ee BFS.
Muqdisho(SONNA):- Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa…
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…