Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi oo dowlad goboleedka Hirshabeelle ku matali doona Aqalka Sare ee BFS.

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali,…
Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…
Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…