Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Madaxweynaha Faransiiska oo ku goodiyey meel marinta sharciyo ka dhan ah muslimiinta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Madaxweynaha Faransiiska oo ku goodiyey meel marinta sharciyo ka dhan ah muslimiinta
CaalamkaWararka

Madaxweynaha Faransiiska oo ku goodiyey meel marinta sharciyo ka dhan ah muslimiinta

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 3, 2020
3 Min Read
Share

Paris (SONNA)- Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay sharci adag oo lagu xakameynayo ‘waxa uu ku tilmaamay islaamiyiinta gooni u goosadka ah’ isla markaana difaacaya qiyamka calmaaniga.

Isagoo khudbad u jeediyey shacabka ayuu sheegay in Muslimiinta Faransiiska ee lagu qiyaaso lix milyan gaarayaan ay khatar ku yihiin dalka.
Qorshaha la soo jeediyey ayaa waxaa kamid ah in si adag insha loogu hayo hanaanka waxbarashada Muslimiinta, sidoo kalena lala socdo lacagaha lagu dhiso masaajidyada iyo meelaha ay ka imaanayaan.

Xukuumadda uu hogaamiyo Macron ayaa waxaa ay cadaadis kala kulamaysaa siyaasadeeda ku aadan wax ka qabashada Muslimiinta mayalka adag, xilli xaalad amni uu wadanku wajahayo.
Qorshaha madaxweynaha uu ku dhawaaqay waxaa sharci ka dhigi doona baarlamaanka marka loo gudbiyo inta uusan dhammaanin sanadkan.
Waxyaabaha la soo jeediyay ayaa waxaa kamid ah;
• In si dhow isha loogu hayo ururada sports-ka iyo ururada kale si loo hubiyo in ay yihiin kuwa islaamka faafinaya
• In la joojiyo imaamyada Faransiiska dibadda looga keeno
• In kor loo qaado hubinta dhaqaalaha lagu dhiso masaajidyada
• In la joojiyo carruurta guriyaha wax lagu baro

Mr Macron ayaa sidoo kale sheegay in Faransiisku dhaqaale maaliyadeed iyo mid bulsho siin doono muhaajiriinta si kooxaha mayalka adag aysan u buuxin meelaha maran ama banaan.
Dadka qaar ayaa qorshaha madaxweynaha u fasirtay in uu cod kaga raadsanayo kooxaha aaminsan afkaarta garabka midig doorashada sanadka 2022.

Laakiin hadalka madaxweynaha waxaa cambaareeyey dadka u dhaq dhaqaaqa danaha Muslimiinta wadanka, waxayna ku eedeeyeen inuu cadaadinayo Muslimiinta dalka ku dhaqan.

Sida uu qabo sharciga Faransiiska xukuumadda waxay ka madax banaan tahay mu’asasaadka diiniga ah, taas oo ah in dadyow kala diimo iyo kala dhaqan ah ay u siman yihiin sharciga wadanka. Faransiiska waxaa ku nool Muslimiinta ugu badan galbeedka Yurub, qaar badan oo iyaga kamid ah ayaa ku doodaya in xukuumadda calmaaniga ay ayaga si gaar ah u beegsanayso, tusaale ahaan mamnuucista Xijaabka.

Madaxweynaha oo Jimcihii ka hadlayay banaanka magaalada Paris ayaa sheegay in islaamiyiinta mayalka adag ay khatar ku yihiin Faransiiska sababtana waxaa uu ku sheegay in ay leeyihiin sharci ka sareeya kuwa kale waxaana laga yaabaa in ay abuuraan iska cabin bulsho.

Waxaa uu sheegay in qaabka ah is gaar yeelista badanaa carruurta lagu baro meelaha ka baxsan dugsiyada dowladda sidoo kalena meelaha bulshada isugu timaado sida; cayaaraha, kulamada dhaqanka iyo dadka u ololeeya bulshada dhammaan waxyaabahaas kama turjamaan sharciga jamhuuriyadda Faransiiska.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo ka warbixisay qasaaraha fatahaadaha

Muqdisho (SONNA): War-saxaafadeed ka soo baxay hay'adda maaraynta musiibooyinka ayey ku sheegtay in bilowgii bisha Oktoobar 2023, guud ahaan dalka…

GudahaWararka
November 7, 2023

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika

Peretoria (SONNA)-Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe ee xalay waxay muwadin Soomaaliyeed ku dileen dalkaasi, kaasi oo ganacsi…

GudahaWararka
November 8, 2020

Guddoomiyaha golaha shacabka oo kormeeray shirarka qaar ka mid ah guddiyada golaha

Muqdisho (SONNA):  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku guda jira…

GudahaWararka
October 15, 2024

Talaalka Sinopharm Vaccine oo maanta Muqdisho soo gaari doona

Muqdisho, April 11, 2021- Dowladda aan saaxiibka nahay ee China ayaa maanta oo axad ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ku wareejin…

Gudaha
April 11, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023