Muqdisho…(SONNA)…Madaxda Qaranka ayaa xaruunta Madaxtooyadda dalka uga qayb galay munaasabadda xuska sanad guurada 61-aad ee kasoo wareegtay maalintii ugu horeysay ee calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taago ciidda Soomaaliyeed 26-ka June 1960-kii oo gumeystihii Ingiriiska ay ka xoroobeen Goboladda Waqooyi ee Soomaaliya.
Madaxda Qaranka oo ka qeyb gashay xuska 26ka June “SAWIRRO”
