Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya
    February 20, 2026
    Heshiisyada wadajirka ah ee kala saxiixdeen Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qeexaya in kheyraadka dabiiciga ah ay leeyihiin shacabka Soomaaliyeed
    February 19, 2026
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Barnaamijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya
    February 19, 2026
    Wasiirka dekedaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah
    February 19, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika iyo xubno kale
    February 19, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Macallinka Kooxda Dekedda ee Yuu Cali oo ka hadlay guushii ay ka gareen Rajo FC & Rajadooda hanashada horyaalka.
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Macallinka Kooxda Dekedda ee Yuu Cali oo ka hadlay guushii ay ka gareen Rajo FC & Rajadooda hanashada horyaalka.
CiyaarahaGudaha

Macallinka Kooxda Dekedda ee Yuu Cali oo ka hadlay guushii ay ka gareen Rajo FC & Rajadooda hanashada horyaalka.

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)- Naadiga Dekedda ayaa guul muhiim ka gaartay naadiga Rajo FC kaddib markii ay 2-0 ugu adkaatay, ciyaar qeyb ka ahayd horyaalka Somali Premier League.

Dekedda guushan ay ka gaareen dhiggooda Rajo waxay uga dhigan tahay inay hoggaanka horyaalka sii dheereysatay, iyadoo iminka leh 7-dhibcood oo nadiif ah.

Kooxda Dekedda ayaa sanadkii la soo dhaafay ku guuleysatay horyaalka Somali Premier League, iyadoo saddex jeer oo xiriir ah ku guuleysatay koobkan.

Haddaba guushii ay gaareen kooxda Dekedda waxaa ka hadlay hoggaamiye Yuu Cali isagoo yiri: “Allaah ayaa ku mahadsan oo guul na siiyay, waa mid na farxad galinaysa guushan, sidoo kale nagu dhiiri-galinaysa inaan markii afaraad ku guuleysanno horyaalka.”

“Hadda waxaan hoggaanka horyaalka ku haynaa todobo dhibcood, waxaan rajaynaynaa inaan iska ilaalinno khasaaro naga soo gaarta kooxaha kale.”

 

 

 

“Waan ogahay in loollanka horyaalka uu aad u adag yahay, balse waxaa kaashan doonaa qibradda aan u leeyahay ku guuleysiga horyaalka, waxaan u mahadcelinayaa dhammaan ciyaartooyda, maamulka & taageerayaasha kuwaas oo mar walba nala garab taagan hiil iyo hoo, mahadsanadiin.”

Si kastaba ha ahaatee, kooxda Dekedda ayaa kulanka soo aaddan waxa ay la dheeli doonta kooxda Jazeera Sports Club, ciyaartaas oo dhici doonta 22-ka bisha oo ku beegan maalin Arbacada ah ee todobaadka soo socda.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka dekedaha XFS oo heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa…

February 20, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Xubno ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Guddiga arrimaha bulshada BFS oo dalka Rwanda kaga qeybgalay kulan muhiim ah

Muqdisho(SONNA):-Wafdi ka socda Hay'adda KMG Mareynta Daawada ee Wasaaradda Caafimaadka XFS, iyo Guddiga arrimaha Bulshada ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa…

GudahaWararka
February 23, 2025

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in beri Ramadaan tahay

Muqdisho(SONNA):-Guddiga xaqiijinta bilashada bisha Barakaysan ee Ramadaan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Mukhtaar…

GudahaWararka
February 28, 2025

Danjiraha Soomaaliya ee Aljeeriya oo la kulmay wasiirka tacliinta sare ee dalkaas

Algiers (SONNA): Danjiraha Dowlada federaalka ee Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yusuf Axmed Xasan (Yusuf Jeego) ayaa maanta kulan…

GudahaWararka
April 8, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Asmara Eritrea

Asmara (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, halkaas oo…

GudahaWararka
December 25, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023