Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada Soomaaliyeed
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha
Ciyaaraha

Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo Sagootin u Sameeyay Kooxda Dekedaha

By Abdulkadir
Last updated: September 15, 2025
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA);-Maareeyaha Dekadda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur Ameriko ayaa kulan sagootin ah u sameeyay ciyaartooyda iyo maamulka kooxda kubadda cagta Dekedaha, kuwaas oo ka ambabaxaya dalka si ay uga qeybgalaan tartanka CAF โ€“ Confรฉdรฉration Africaine de Football oo ka dhacaya dalka Keynnya.

Kulanka sagootinta ayaa lagu muujiyay taageero buuxda oo maamulka dekeddu u hayo kooxda, iyadoo Maareeyuhu ku boorriyay ciyaartoyda in ay si sharaf leh u matalaan magaca iyo calanka Soomaaliya.

โ€œKooxda Dekedaha waxay mataleysaa magaca qaranka, waxaana naga goโ€™an in aan taageerno koox kasta oo kor u qaadaysa sumcadda Soomaaliya,โ€ ayuu yiri Danjire Maxamed Cali Nuur.

Danjiraha oo horey uga soo shaqeeyay diblomaasiyadda, ayaa sidoo kale dib u xusuustay waayo-aragnimadiisii isagoo ahaa Safiirkii Soomaaliya ee Kenya, gaar ahaan xilli xulka qaranka Soomaaliya uu booqday magaalada Nairobi.

Wuxuu xusay in si weyn loo abaabulay taageerada jaaliyadda Soomaaliyeed, isla markaana ciyaar saaxiibtinimo oo dhex martay xulka iyo koox Kenyan ah ay ku dhammaatay barbaro 1-1 ah.
Falcelinta shacabka iyo warbaahinta Kenya ayaa ahayd mid lama filaan ah.

โ€œWargeysyada Kenya waxay maalintii xigtay qorayeen faallooyin muujinaya yaabka ay ku qabaan sida taageerayaashu u buuxiyeen garoonka. Waxaa laga dhahay: โ€˜Halkaan ma Nairobi baa mise waa Muqdisho?โ€™,โ€ ayuu yiri Maareeyaha.

Danjiraha Cali Ameriko ayaa muujiyay sida jaaliyadda Soomaaliyeed ay had iyo jeer u garab taagan tahay xulka qaranka, isagoo carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay isku-duubnida iyo taageerada wadaniyeed ee lagu garab istaago ciyaartoyda mataleysa Soomaaliya.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada Soomaaliyeed

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kooxda Kubadda Cagta Toronto Fc oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Aadan Muuse oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Isboortiga…

CiyaarahaGudahaWararka
January 31, 2024

Xiddigaha Suarez iyo Benzema oo sugi laโ€™a kulanka soo aaddan ee El Clรกsico, si ay u gaaraan Rikoorro muhiim ah

Spain (SONNA)-Xiddig kasta wuxuu doonayaa inuu guul gaaro si magaciisa loogu xardho taariikhda kubadda cagta, maxaasa ka fiican in guushaas…

CaalamkaCiyaaraha
October 16, 2019

โ€œCristaino Ronaldo wuxuu awoodaa inuu xaliyo 100 dhibaato ee kooxda Juventus ahโ€ โ€“ Maurizio Sarri.

Turin(SONNA)-ย Macalinka kooxda kubadda cagta Juventus ee Maurizio Sarri ayaa sheegay in weeraryahankiisa reer Portugal ee Cristaino Ronaldo uu awood u…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Horyaalka Somali Premier League 2019-20 oo maanta ka furmi doona Magaalada Muqdishoโ€ฆ (Afar Kooxood oo ciyaaraya)

Muqdisho(SONNA)- Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ka furmi doona horyaalka Somali Premier League xilli ciyaareedkiisa 2019-20. Caadiyan horyaalka…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023