Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Maamulka gobolka Banaadir oo guryo u dhisaya dadka ku Hooy beelay roobabka Muqdisho ka da’ay
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maamulka gobolka Banaadir oo guryo u dhisaya dadka ku Hooy beelay roobabka Muqdisho ka da’ay
GudahaWararka

Maamulka gobolka Banaadir oo guryo u dhisaya dadka ku Hooy beelay roobabka Muqdisho ka da’ay

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 6, 2020
3 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)- Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Cumar Cali Axmed oo marti ku ahaa kulanka todobaadka ee ka baxa warbaahinta qaranka ayaa faah-faahiyay talaabooyinka uu qaaday maamulka gobolka kadib saameyntii uu ay ku yeesheen roobabkii ka da’ay magaalada Muqdisho.wadooyinka waa weyn ,goobaha biyo xireennada iyo kaamamka barakacayaasha.

Guddoomiye Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in ilaa iyo sedex boqol oo guri oo ay udhanyihiin adeegyada bulshada sida iskuul ,Cisbitaal suuq iyo waxyaabaha kale oo ka mid adeega bulshada looga dhisayo dadka barakacayaasha degmada Hilwaa ee Gobolka Banaadir iyadoo la rarayo qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ku nool gudaha magaalada gaar ahaan goobaha ay biyaha fadhiistaan.

”Waxaa maamulka gobolka banaadir uu diyaariyay qorshe lagu dhisayo ilaa sedex boqol guri nooca filooyinka ah oo laga dhisayo degmada Hilwaa waana kuwa ay u dhameystiran yihiin adeegyadda bulsha gaar ahaan waa xaafada ku ay ku yaalaan iskuulo,Cisbitaalo suuq iyo dhammaan adeega dadweynaha waxaana loogu talagalay kaliya barakacayaasha.

Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Cumar Cali Axmed sidoo kale waxa uu sheegay inay soo diyaariyeen qorshe loogu talagalay goobaha biyaha ay maraan oo ay ku kaceyso ilaa 300 miylan oo lacagta mareykanka fayska ugu horeeyo oo ay qeyb- ka mid bankiga aduunka ka taageeri doono gobolka Banaadir.

“Waxaan soo diyaarinay mashruuc weyn oo lagu dhisayo miyo mareenadda wadooyinka caasimada waxaana ku kacaya ilaa sedex boqol oo milyan lacagta mareykanka hase ahaate wajiga kowaad waxaa qeyb-ka mid ah lacag gaareysa ilaa 37 milyan naga taageerayo world Banki ayuu yiri guddoomiye CUmar Cali Cabdi.

Guddoomiye Cumar Cali Cabdi waxaa kale bulshada ugu baaqay in canshuurta sidii loogu talagalay ay ubixiyaan si kor loogu qaado adeego dadweynaha isla markaana loo kaabo dhammaan adeegyada dadweynaha.

“Shacabka ku nool magaalada muqdisho waxaa laga rabaa inay canshuurta ubixiyaan sidii loogu talagalay si aan kor ugu qaadno adeegyada dadweynaha oo Gobolka banaadir u gaaro isku filnaasho.

Inta la ogyahaya ilaa iyom sedex ruux ayaa ku geeriyootay roobabka ka da’ay maalmihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka mid ahaa dadka danyarta eek u nool degmada kaxda ee gobolka Banaadir.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay dhiggiisa Jabuuti 

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka…

GudahaWararka
November 2, 2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Halkan waxaan u nimid iskaashi”

Tangier(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay kulanka xiritaanka ee Madasha Caalamiga ah…

GudahaWararka
November 30, 2025

Wasiir Biixi oo khudbad ka jeediyay shirka horumarinta dhaqaalaha dalalka Carabta ee ka socda waddanka Imaaraadka

Abu Dhabi-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa khudbad…

GudahaWararka
February 27, 2025

Talyaaniga oo Gaadiid ciidan ugu deeqay Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Amniga iyo Taliyaha Booliiska aya Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya ka guddoomay Gaadiid ay dowladda Talyaanigu ugu deeqday Ciidamada…

GudahaWararka
March 22, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023