Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka gaashaandhigga oo kulan la qaatay James Swan
    May 27, 2025
    Xeer ilaalinta Qaranka oo hubinaysa habka loo maareeyo kiisaska caafimaad ee la xiriira garsoorka
    May 27, 2025
    Duqeyn lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacday Jubada hoose 
    May 27, 2025
    Guddoomiyaha SoDMA oo muqdisho kula kulmay safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
    May 27, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka
    May 23, 2025
    Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay
    May 22, 2025
    Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe
    May 20, 2025
    Trump oo dhameystay socdaal uu ku tagay Sacuudi,Qadar iyo Imaaraadka
    May 16, 2025
    Wasiir Fiqi oo boogaadiyay howsha wax ku oolka ah ee ka socota Dugsiga Tababarka TURKSOM
    May 16, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
    “Janno Aakhira iyo Jiritaan Xornimo u Jahaad gala”
    May 21, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Maamulka Gobalka Hiiraan oo ku guuleystay heshiis laga gaaray colaad ka taagneyd Hiiraan “SAWIRRO”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Maamulka Gobalka Hiiraan oo ku guuleystay heshiis laga gaaray colaad ka taagneyd Hiiraan “SAWIRRO”
GudahaWararka

Maamulka Gobalka Hiiraan oo ku guuleystay heshiis laga gaaray colaad ka taagneyd Hiiraan “SAWIRRO”

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 16, 2021
1 Min Read
Share
Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobalka Hiiran Cali Jayte ayaa maanta kulan la qaatay Mas’uulayiin ka kala socotay urur gobaleedka IGAD iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga hadlay dib u heshiinta labo beelood oo walalo ah oo dhawaanahan ku dagaalamayay degaannada Deefow iyo Kabxanleey oo ka tirsan Gobalka Hiiraan.

Kulanka ayaa lagu gorfeeyay sidii loo gudo geli lahaa dib u heshisiin iyo sidii labada dhinac la isugu keeni lahaa si xal waara looga gaaro colaadda degaannadaas.

Dhinacayadii ka kala socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo IGAD ayaa maalmahan kulamo gaargaar ah oo gogol xaar ah la qaadanayey madax dhaqameedka, Culimada iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee gobolka Hiiraan, kuwaasoo la iskula gorfeeyey hannaanka howsha loo dar-dargalin karo iyo in xal laga gaaro dagaaladan soo laab-laabtay oo cuuryaamiyay horumarka gobalka iyo bulshada.

Waxaa la qorsheynayaa in howsha la gudi gali doonno dhawaan si Labada dhinac la isugu keeno miiska wada hadalka iyo dhab u heshiisiinta, Barnaamijka Waxaa iska gaashsnayo Midowga Yurub, Urur gobaleedka IGAD iyo Dowladda Somaaliya.

             

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.

Muqdisho (SONNA): Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay…

May 27, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Caddaaladda ee XFS oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar

Muqdosho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macallim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta…

GudahaWararka
February 24, 2024

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Abdi kaariye Qoor,qoor oo u weheliyo Guddomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa…

GudahaWararka
February 8, 2022

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulamay madax ka socotay Dowladdaha Kuwait Emaraatka iyo Mauritania

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle oo hoggaaminaya waftiga dowladda Soomaaliya ee dalka Kuwait kaga qeyb-galaya meertada 6-aad…

GudahaWararka
February 9, 2025

Laba Qof oo lagu dilay Gaarrisa iyo rabshado halkaasi ka taagan

Gaarrisa-(SONNA)-Magaalada Gaarrisa ee Waqooyi bari Kenya ayaa saakay kacsan, markii ay isu soo bax rabshada wata sameeyeen Boqolaal Qof oo…

WararkaWargayska
July 26, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023