Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL
    May 15, 2025
    Madaxa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka oo Nirobi uga qeybgalay Kulan looga hadlay cimilada iyo arrimo kale
    May 15, 2025
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Ciraaq
    May 15, 2025
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Wasiirka maaliyadda oo Nairobi uga qaybgalay bandhigga warbixin maaliyadeedka Soomaaliya
    May 14, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweynaha Mareykanka oo gaaray dalka Sacuudiga
    May 13, 2025
    PKK oo ku dhaqaaqday soo afjaridda collaad 40 sano kala dhaxeysay Turkiga
    May 12, 2025
    Putin oo soo jeediyay in Rashia iyo Ukraine ay kulan toos ah ku yeeshaan Istanbul
    May 11, 2025
    Xiisadda u dhaxeysa India iyo Pakistan oo sii kordheysa
    May 9, 2025
    Dadka Gaza oo wajahaya macluul daran & dhimasho joogto ah
    May 4, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 15-ka May ee Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed
    May 15, 2025
    Sahmintii Shidaalka oo heer gabagabo ah soo gaaray (WARBIXIN)
    May 6, 2025
    Xuska 3-da May ee Maalinta Xoriyadda Saxaafadda
    May 3, 2025
    Is-diiwaangali, si aad u hesho xuquuqdaada Codbixinta ee Dastuuriga ah (WARBIXIN)
    April 30, 2025
    Turkiga iyo Soomaaliya oo qalinka ku duugay heshiis Shidaal baaris ah (WARBIXIN)
    April 26, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
    Wasiirka Cadaaladdaย oo qeyb galay furitaanka Tartanka Wacyigelinta Nabadda iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Gobolka Banaadir
    February 17, 2025
    Danjiraha Soomaaliya ee Uganda ooย casho sharafย  ku maamuustay ciyaartoyda 17-jirada ah
    December 28, 2024
    Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dhiirrigelisay xulka Qaranka ee 17-jirada
    December 24, 2024
    Danjiraha JFS ee Uganda oo casho sharaf ku maamuustay ciyaartoyda xulka Qaranka ee da’doodu ka yar tahay 17 sano,
    December 23, 2024
Reading: Maamulka G/Hiiraan oo faah faahiyey dadka uu soo ritey cudurka Shuban Biyoodka
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Maamulka G/Hiiraan oo faah faahiyey dadka uu soo ritey cudurka Shuban Biyoodka
Wararka

Maamulka G/Hiiraan oo faah faahiyey dadka uu soo ritey cudurka Shuban Biyoodka

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 27, 2020
1 Min Read
Share

Maamulka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay faah faahin Guud ka bixiyeen Cudurka Shuban Biyoodka oo ka dilaacey Magaalaada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan,kuwaas oo la dhigey Isbitaalka Magaaladaas.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Arrimaha Bulshada Goolka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa sheegay in cudurka Shuban biyoodka uu sabab u yahay fatahaada uu sameeyey Wabiga shabeelle maadaama dadka ay muddo barakac uga maqnaayeen magaalada.

Waxa uu sheegay gudoomiyaha in uu booqdey Isbitaalka weyn ee magalada Baladweyne isla markaana uu kusoo arkay in 45 ruux oo cudurkasi soo retay kuwaa oo xaladooda Caafimaad lala tacaalayo

Waxa ugu dambeyn sheegay Maamulka Gobalka Hiiraan ay diyaarinayaan meelo gaar ah oo loogu tala galay in dadka lagu daweeyo dadka cudurka soo ritay maamulkana sigaar ah ay uga warqabaan.
Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UBAX DHIGAY TAALLADA SYL

Muqdisho, 15 May 2025 โ€“ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ubax…

May 15, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddiga xalinta khilaafaadka iyo safaaradda Ingiriiska oo ka wada-hadlay xal u helidda cabashooyinka kuraasta xiliga doorashada

SONNA (MUQDISHO)- Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Maxamed Ibraahim iyo Axmed Yusuf oo xubin ka ah guddiga ayaa kulan…

GudahaWararka
December 13, 2021

Soomaaliya oo u dabaaldegaysa “guul taariikhi ah” ka dib markii laga cafiyay $4.5 bilyan oo deyn ah

Washington DC (SONNA):- Sanduuqa dhaqaalaha Adduunka oo magaciisu loo soo gaabiyo IMF iyo Bangiga Adduunka qaybta IDA (oo bixiyo deyn…

GudahaWararka
December 13, 2023

Hayโ€™adda SoDMA oo dowladda Qatar kala wareegtay gargaar mucaawino ah

Muqdisho-(SONNA)-Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hayโ€™adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA…

GudahaWararka
September 19, 2023

Madaxweynihii hore JFS Sheekh Shariif oo bogaadiyay dardarta uu ku socdo dagaalka lagula jira khawaarijta

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynihii hore ee JFS , Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay halganka Khawaarijta looga xoreeyay degmooyinka Ceel-dheer, Galcad iyo Xarardheere…

GudahaWararka
January 17, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023