Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo calan saaray madaxtooyada xuska 65-aad ee xornimada awgeed
    July 1, 2025
    Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay Xildhibaan Samakab oo ka tirsan golaha wakiillada Minnesota
    June 30, 2025
    Xuska 65-aad ee xornimada dalka oo lagu qabtay safaaradda Soomaaliya ee Tanzania
    June 30, 2025
    Dab ka kacay buurta Daalo ee gobolka Sanaag
    June 30, 2025
    Wasiiru dowlaha Qorsheynta oo la kulmay  Ra’iisul wasaaraha Libiya
    June 30, 2025
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa
    June 27, 2025
    Kulan la doonayo in lagu qaboojiyo xiisadda Israel iyo Iran oo ka dhacaya Geneva
    June 20, 2025
    Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran
    June 13, 2025
    Israa’iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan
    June 6, 2025
    Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza
    May 30, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Xuska 27-ka June ee Maalinta Xoriyadda Jabuuti
    June 27, 2025
    26-ka juun “Curashadii Maandeeq”
    June 26, 2025
    Madaxweyne Xasan oo Goob Joog u noqday dhammaadka Sahminta Badda Soomaaliya (WARBIXIN)
    June 14, 2025
    ‘Safarka Dalxiiska iyo Nabadda ee Halyeeyada’ (WARBIXIN)
    May 28, 2025
    ‘Macawisleyda gobolka Hiiraan oo muujiyey Dhabar adeeg iyo Geesinimo (WARBIXIN)
    May 24, 2025
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Ra’iisul wasaare Xamse oo furay kulan ciyaareedka xidigaha halyeeyada Soomaaliya iyo Afrika.
    May 27, 2025
    Wasiirka duulista hawada oo qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
    May 27, 2025
    Muqdisho oo berri martigelineysa ciyaaryahanno caalami ah
    May 26, 2025
    Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF
    May 20, 2025
    Degmada Heliwaa oo 14 dhibcood kaga badisay degmada Laascaanood
    March 1, 2025
Reading: Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro
Wararka

Lixdan Arday oo tababar dhanka xirfadaha ah loogu soo gabagabeeyay Muqdisho+Sawirro

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 23, 2020
1 Min Read
Share

Muqdidho-(SONNA)-Waxaa Shalay gelinkii dambe tababar soconayay Saddex Bil loogu soo xiray Machadka Barashada xirfadaha iyo Luqadaha ee “Hano Academy” Lixdan Arday oo intooda badan ahaa muwaddiniin kasoo laabtay Dalalka Kenya iyo Yemen.

Ardaydan ayaa waxay baranayeen xirfado kala duwan sida, farshaxanka, samaynta Dharka hiddaha iyo dhaqanka ee Aliindiga loo yaqaan, Dhismaha, Computer-ka, xog-haynnimada, maamulka mashaariicda, Cunto karinta iyo barashada Luqadaha si bilaash ah.

Maamulaha Machadka Hano Academy, Drs; Sacdiyo C/llaahi Siyaad, ayaa sheegtay in ay Dhallinyarada Soomaaliyeed ka caawiyaan barashada xirfado ay noloshooda ku debberaan isla markaana shaqa abuur iyo dhiirri gelibna u noqota.

Drs; Sacdiyo ayaa sidoo kale sheegtay in uu hadafkoodu yahay sare u qaadidda hamiga da’yarta Soomaaliyeed, taas oo ay sheegtay in ay ka qeyb qaadan karto yaraynta shaqa la’aanta Dalka.

“Dhabtii Maxadku waxyaabaha uu Diiradda saaray waxaa ka mid ah, in Dhallinyarada Soomaaliyeed loo fidiyo tababarro xagga xirfadaha Gacanka ah, kaas oo wax badan kusoo kordhinayo horumarka Dalka, ayay tiri Drs; Sacdiyo.

Ardayda dhammaysatay tababarka ayaa la guddoonsiiyay Shahaadooyin iyo abaal marinno kala duwan.

 Sawir qaade Muuse Cusmaan Abtow

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga 2-aad ee tartanka

WararkaWargayskaWaxbarashada
March 3, 2025

1-da Luulyo “Mataanayntii Maandeeq”

Muqdisho(SONNA):-Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u…

July 1, 2025

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kulan la qaatay Xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha

Muqdisho, (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa kulan la qaatay Xubnaha Guddiga…

GudahaWararka
November 28, 2024

Dab khasaare hantiyeed geystay oo xalay ka kacay suuq ku yaala Hargeysa

Hargeysa(SONNA):-Dab xoogan oo ka kacay suuqa Idaacadda ee sinta bari ku haya Radio Hargeysa ayay ciidamada dabdamisku la tacaalayeen tan…

GudahaWararka
February 3, 2025

Cali Jeyte ” Carruurta la qalday ee khawaarijtu waxay ku dhimanayaan been,”

Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ka warbixiyey dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta,…

GudahaWararka
January 11, 2023

Wasiiru dowlaha Amniga oo bogaadiyay ansixinta sharciga la dagaallanka argagixisada

Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga XFS , Maxamed Cali Xagaa ayaa golaha aqalka sare uga mahad celiyay meel marinta Sharciga la…

GudahaWararka
March 14, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023