Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Liverool oo iska xaadirisay siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib kulan 10 gool leyska dhaliyay oo ka dhacay Anfield… +SAWIRRO
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Liverool oo iska xaadirisay siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib kulan 10 gool leyska dhaliyay oo ka dhacay Anfield… +SAWIRRO
CaalamkaCiyaaraha

Liverool oo iska xaadirisay siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib kulan 10 gool leyska dhaliyay oo ka dhacay Anfield… +SAWIRRO

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
3 Min Read
Share

Liverpool(SONNA)-Liverpool ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay Arsenal kaga adkaatay, rigoorayaal  5-4 ah, xilli 90-ka daqiiqo ee ciyaarta ay ku soo idlaatay barbaro 5-5 ah, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 16-ka ee tartankan.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 2-3 ay ku hogaamineysay kooxda martida aheyd ee Arsenal.

Daqiiqadii 6-aad ee qeybta hore ciyaarta Liverpool ayaa hogaanka u qabatay dheesha, kaddib gool kam ah uu iska dhaliyay daafaca kooxda Arsenal ee Shkodran Mustafi, waxayna ciyaarta sidaas ku noqotay 1-0.

Daqiiqadii 19-aad kooxda Arsenal ayaa heshay goolka barbaraha waxaana u dhaliyay Lucas Torreira, dheesha ayaana sidaas ku noqotay 1-1.

26 daqiiqo Gabriel Martinelli ayaa hogaanka u dhiibay markan kooxdiisa Arsenal wuxuuna dheesha ka dhigay 1-2.

36 daqiiqo Gabriel Martinelli ayaa markale gaaray shabaqa kooxda Liverpool wuxuuna dheesha ka dhigy 1-3, waxaana goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Bukayo Saka.

43 daqiiqo Liverpool ayaa heshay rigoore waxaana gool u badalay James Milne, dheesha ayaana sidaas ku noqotay 2-3.

Qeybta labaad ee ciyaarta marka dib ay dib isugu soo laabteen labada kooxood ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, waxayna sameeyeen fursado halis ah ee goolal loo filan karay.

54 daqiiqo kooxda Arsenak ayaa heshay gool waxaana 2-4 ka dhigay Ainsley Maitland-Niles, waxaana goolkan ka caawiyay xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil.

58 daqiiqo xiddiga kooxda Liverpool ee Alex Oxlade-Chamberlain ayaa wuxuu dheesha ka dhigay 3-4, kaddib markii uu goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Adam Lallana.

62 daqiiqo Liverpool ayaa heshay goolka barbaraha waxaana 4-4 ka dhigay dheesha Divock Orig, iyadoo uu goolkan ka caawiyay Curtis Jones.

70 daqiiqo marka ay ciyaarta aheyd kooxda Arsenal ayaa markale hogaanka u qabatay dheeshay, kaddib markii uu gool inaba aan caadi aheyn uu dhax dhigay shabaqa kooxda Reds da’ayarka Joseph Willock, waxayna ciyaarta sidaas ku noqotay 4-5.

90 daqiiqo Liverpool ayaa markale heshay goolka barabaraha waxaana 5-5 ka dhigay Divock Origi.

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay barbaro 5-5 ah, waxayna Liverpool awooday in rigoorayaal 5-4 ah ugu gudubtay wareega siddeed dhamaadka ee tartanka Carabao Cup.

SAWIRRO:

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgaly furitaanka meertada 80-aad ee golaha guud ee Qaramada Midoobay

New York (SONNA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan ergada Soomaaliya iyo mas'uuliyiin kale oo…

CaalamkaGudahaWararka
September 23, 2025

Guddoomiyaha Shirkadda Hormuud oo ku guuleystay abaalmarinta CXO of the Year

Muqdisho (SONNA):- Guddoomiyaha Shirkadda Hormuud, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee 𝐂𝐗𝐎 𝐨𝐟 𝐭𝐡𝐞 𝐘𝐞𝐚𝐫, oo…

CaalamkaGudahaWararka
November 16, 2023

Ciidamada Itoobiya oo xasuuq u geystay toboneeyo ka soo jeeda gobolka Amxaarada

Bahir Dar, (SONNA):- Dad goob-joogayaal ah ayaa ka waramay xasuuq ay ciidmada Itoobiya ka geysteen magaalada Merawi oo 30 km…

CaalamkaWararka
February 29, 2024

Dad badan oo ku  waxyeeloobay weerar Israa’iil ay ka fuliyeen Qaza,

Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday Gaza kadib isku dhacyo dhex maray ciidamada dalkasasi iyo dad reer falastiin…

Caalamka
August 22, 2021

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023