Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Lampard oo ka hadlay guuldarradii 4-0 aheyd ay kala kulmeen Man United, kahor kulanka ay caawa isaga hor imaan doonaan Carabao Cup
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Lampard oo ka hadlay guuldarradii 4-0 aheyd ay kala kulmeen Man United, kahor kulanka ay caawa isaga hor imaan doonaan Carabao Cup
CaalamkaCiyaaraha

Lampard oo ka hadlay guuldarradii 4-0 aheyd ay kala kulmeen Man United, kahor kulanka ay caawa isaga hor imaan doonaan Carabao Cup

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
2 Min Read
Share

London(SONNA)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa ka hadlay kulanka ay caawa naadiga Manchester United ku wada ciyaari doonaan koobka Carabao Cup.

Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa caawa garoonkeeda Stamford Bridge ku soo dhoweynaysa naadiga Manchester United kulan ka tirsan wareegga afaraad ee koobka Carabao Cup.

Si kastaba ha noqotee, Frank Lampard ayaa kahor kulanka la wada sugayo ee caawa wuxuu ka hadlay guuldaradii 4-0 aheyd ee ka soo gaartay Manchester United kulankooda furitaanka horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkan.

Frank Lampard ayaa wuxuu sida caadiga ah ka soo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka caawa si uu kaga hadlo dhowr arrimood ee quseeya kooxdiisa Chelsea wuxuuna yiri:

“Chelsea waa ay soo fiicnaaneysaa waana waxa ugu muhimsan oo aan raadineynay tan iyo bilowga kulamadii isku diyaarinta ee xilli ciyaareedka”.

“Tan iyo xirfadeyda ciyaareed ee kubadda cagta ciyaaryahan ahaan, waxaan adeegsan jiray inaan dhageysanin waxyaabo badan ee ku saabsan mustaqbalka, haddii aan sidaas sameyno, waxaan la kulmi doonnaa dhibaatooyin”.

Yeelkeede, Frank Lampard ayaa wuxuu intaas kaddib ka hadlay guuldaradii 4-0 aheyd ee ka soo gaartay Manchester United bilawgii xilli ciyaareedkan wuxuuna yiri:

“Waa ciyaar waqtigeeda uu dhamaaday, kama hadli doono arinkaas,  laakiin marka aad la ciyaareyso Manchester United waad xanuunsan doontaa, waxay naga dhaliyeen afar gool inkastoo qaab ciyaareedkeena uu fiicnaa”.

“Kulanka soo aadan waxaan arki doonaa ciyaartoy aan ciyaarin, waxaan sameyn doonaa isbadal, sababtoo ah xiddigaha keydka waxay go’aamiyeen kulamo sida Newcastle United iyo Ajax, N’Golo Kanté iyo Antonio Rüdiger wali diyaar uma ahan inay ciyaaraan kulankan”.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Yugaandha iyo DRC-Kongo oo bilaabay weeraro ka dhan ah mucaaradka ADF

Ciidamada Milateriga Dalalka Yuganda iyo Coongo ayaa qaaday weerarro dhinaca cirka ah iyo madaafiic  ay u adeegsadeen kooxda hubeysan ee…

Caalamka
January 7, 2023

Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqday xarumo amni oo ku yaalla dalkaas+Sawirro

Beijing-(SONNA)-Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Cawaale Cali Kulane, ayaa magaalada Beijing kula kulmay madaxa Jaamacadda Booliska ee dalka shiinaha Ma…

CaalamkaGudahaWararkaWargayska
July 28, 2021

Guddoomiye Madaale oo Duqa Doha kala hadlay dib u cosbooneysiinta heshiiska mataaneynta Muqdisho & Doha

Doha (SONNA):- Guddoomiyaha goobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Magaalada Doha ee Caasimadda Dalka…

CaalamkaGudahaWararka
December 11, 2023

Macalinka kooxda Elman oo si RASMI ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kaga qeyb galaya kulanka galabta ee MCC.

Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Mogdisho City Club iyo Elman Fc ayaa ku balansan garoonka Eng Yariisow, ciyaar qeyb ka ah tartanka horyaalka…

CiyaarahaGudaha
January 21, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023