DEG-DEG: Labada Gole ee Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel mariyey Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka.
Waxaa Ogolaaday habraaca 201 mudane oo ka mid ah labada gole ma sheegin cid ka Aamuustay ama diiday gudoonka.
Habraaca labada gole inta ka aqriso