Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Madasha KAZAN
    May 14, 2026
    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Dhuusamareeb
    May 14, 2026
    Guddiga doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaqay natiijada doorashadii ka dhacday Koofur Galbeed
    May 14, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya
    May 14, 2026
    Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal
    May 14, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Kulan looga arrinsanayo xoojinta amniga gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “Sawirro”
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Kulan looga arrinsanayo xoojinta amniga gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “Sawirro”
GudahaWararka

Kulan looga arrinsanayo xoojinta amniga gobalka Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo “Sawirro”

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 9, 2021
1 Min Read
Share
Gaalkacyo-(SONNA)-Shir looga arrinsanayo xoojinta Amniga koofurta Gobalka Mudug ayaa maanta lagu qabtay Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiinta maamulka Gobalka iyo degmada, saaraakisha laamaha amniga, la taliyaha Madaxweynaha Galmudug ee dhinaca Ammaanka Jenaraal Cabdi Jaamac Cabdulle iyo Mas’uuliyiinta hay’adaha garsoorka Galmudug iyo odayaasha dhaqanka

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Gaalkacyo Injineer Maxamed Cabdi Cilmi oo ugu horeyn ka warbixiyay ajandaha kulanka ayaa xusay inay tahay adkeynta amniga.

Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo isna ka hadlay xaaladda ee gobalka iyo dhibatooyinka xiligaan u baahan in wax laga qabto ayaa ku booriyay laamaha amniga inay dar dargeliyaan xoojinta Nabadgelyada.

Ugu danbeyn waxaa kulanka ka hadlay la Taliyaha dhanka Amniga ee Madaxweynaha Galmudug Jenaraal Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Gobalka Mudug Abuukate Cabdirisaaq Cali Yuusuf, oo fariin culus u diray cid kasta oo qeyb ka ah amni darada magaalada in lagu qaban doono gacan bir ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay Madasha KAZAN

Muqdisho,(SONNA):- Agaasimaha Dhaqanka iyo Cilmibaarista ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane…

May 14, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

RW ku-xigeenka labaad ee XFS oo kormeeray goobihii ay Saameyeen Roobabkii Da’ay

Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid oo hoggaaminayey guddi heer Qaran iyo heer…

GudahaWararka
May 10, 2025

Israel oo dishay 12 ruux iyo Woqooyiga Gaza oo la geeyay gargaar

Ciidamada Israel ayaa woqooyiga Gaza ku dlay 12 ruux oo gargaar doon ah,xilli gawaari kolonyo ah oo sidday shixnad mucaawino…

Caalamka
March 17, 2024

Masuuliyiin katirsan dowladda oo gaaray furimaha hore ee dagaalka

Muqdisho(SONNA);-Agaasimaha Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Gen. Sahal…

GudahaWararka
May 26, 2025

Booliiska oo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS 

Muqdisho(SONNA):-Taliska Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir, ayaa maanta soo xiray agaasimaha guud ee wasaaradda Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda…

GudahaWararka
June 8, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023