Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo Machadka Raoul Wallenberg oo heshiis kala saxiixday
    May 26, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada Soomaaliyeed la wadaagay hambalyada Ciidda
    May 26, 2026
    Guddiga Xaquuqul Insaanka Qaranka oo war ka soo saaray dhacdo ka dhacday Jubbada Hoose
    May 26, 2026
    Wasaaradda Shaqada fariin u dirtay shaqaale waynaha Soomaaliyeed
    May 26, 2026
    Liiska xubnaha ku guuleystay Golaha Wakiilada K/Galbeed oo la shaaciyay
    May 26, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Kulan dadweyne kuna aadan dhameystirka Dastuurka iyo xoojinta Garsoorka oo lagu qabtay Muqdisho
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Kulan dadweyne kuna aadan dhameystirka Dastuurka iyo xoojinta Garsoorka oo lagu qabtay Muqdisho
GudahaWararka

Kulan dadweyne kuna aadan dhameystirka Dastuurka iyo xoojinta Garsoorka oo lagu qabtay Muqdisho

By Kanaava Mohamed
Last updated: December 10, 2024
1 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA):-Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay dadwayne isugu jira qeybaha Bulshada, waxayna madaxda hay’addaha u xil-saaran dastuurka ka dhagaysteen warbixin ku aadan dib-u-eegista dastuurka guud ahaan iyo gaar ahaan Cutubka 9-aad oo ka hadlaya xoojinta Garsoorka & Madax-banaanidiisa.

Kullanka oo waqti dheer qaatay ayaa su’aalo lagu waydiiyay Madax ka tirsan Sadaxda Hay’adood ee Dastuurka u xil saaran waxaana si toos ah uga jawaabayay su’aalaha dadwaynaha masuuliyiinta kala ah Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xassan Macallim Maxamuud, Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Dastuurka Avv. Burhaan Aadan Cumar iyo Xoghayaha Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, Sanetor Siciid Cabdi Xassan Cowke.

Wasiiru-dowlaha Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Danjire Ilyaas Sheekh ayaa dhankiisa si qota dheer uga hadlay muhiimadda ay Asteynta awoodaha heerarka dowladeed u leeyihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Doodda Cutubka 9aad ee ka hadlaysa Xoojinta Garsoorka ayaa ku dhacday si habsami leh iyadoo dadwaynaha ay soo bandhigayeen fikradahooda iyo tallooyinkooda ku aadan Cutubkaas waxaana ugu dambeyn laysla wada gartay ahmiyadda dhamaystirka Dastuurka iyo Xoojinta Garsoorka dalka si garsoorku u noqdo mid dhamaystiran oo madax-bannaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo Machadka Raoul Wallenberg oo heshiis kala saxiixday

Muqdisho (SONNA): Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) iyo Machadka Raoul Wallenberg ee…

May 26, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Wasiir Al-caddaala oo qaabilay Xoghayaha Fulinta ee Guddiga Af-Sawaaxiliga Bariga Afrika

Muqdisho-(SONNA)-Ku-simaha Wasiirka, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa maanta…

GudahaWararka
November 12, 2025

Shirka ka hortagga caqabadaha hortaagan Nabadda Mudug oo ka socda Gaalkacyo

Muqdiso(SONNA):-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimah Gudaha, Federaalak iyo dib-u-heshiisiinta Galmudug Mudane Cumar Maxamed Diiriye iyo Wafdi Wasiiro iyo Xildhibaanno ah oo Gaalkacyo…

GudahaWararka
January 5, 2025

Wasiir Khadiija Makhsuumi oo qaabishay Madaxa Ilaalinta xuquuqda Aadanaha ee hawlgalka UNTMIS)

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuql Insaanka dowladda FS  Khadija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Kirsten…

GudahaWararka
January 8, 2025

Wasaaradda caafimaadka oo dawo ku wareejisay ciidamada dagaalka Khawaarijta ku jira 

Muqdisho (SONNA): Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku wareejiyey Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir oo wakiil…

GudahaWararka
May 5, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023