Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka
    April 1, 2026
    Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay madasha isku-duwidda qaybta Beeraha
    April 1, 2026
    Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay wasaaradaha xukuumadda Dan Qaran
    April 1, 2026
    Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan ka dhacay Baydhabo
    April 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
Reading: Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium
CiyaarahaGudaha

Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League oo galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium

By Aadan Sooyaal
Last updated: January 21, 2020
2 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA)- Kulamo ka tirsan horyaalka Somali Premier League ayaa galabta ka kala dhici doona garoomada Jaamacadaha iyo Eng Yariisow Stadium.

Kulamadan ayaa ah mid aad u xiiso badan waxaana is arku doona kooxaha kala ah Elman fc Vs Heegan iyo Mogdisho City Club Vs Rajo fc.

Garoonka Eng Yariisow ayaa galabta marti soori doona kulanka ugu xiisaha badan kaas oo dhaxmari doona kooxaha Heegan fc iyo Elman, waana kulankii ugu horeyay ee kal ciyaareedkan ay ciyaari doonan.

Kooxaha ayaa diyaar garow xoogan u galay tartanka Horyaalka iyagoo midba midka kale uu  rabo inuu guul ku furto kulankiisa ugu horeya horyaalka.

Labadii Kulan ee ugu dambeyay ay labadan kooxod Elman iyo Heegan isku arkan horyaalkii la soo dhaafay waxaa adkaatay kooxda Elman waxeyna ugu adkaatay 2-1 iyo 3-1, taas oo kuu muujineysa iney ka itaal roontay kooxda jaalayaasha ee Elman.

Ciyaaryahan Bile Muxudiin Buraale ayaa galabta ka hor imaan doona kooxdiise hore ee Heegan isago iminka matalaya naadiga Elman.

Naadiga Elman  sanad ciyaareedkii la soo dhaafay waxey ku dhameysatay Kala sareynta kaalinta 3-aad halka Kooxda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Heegan iyadan ay baaqi ku noqotay booska 4-aad ee kala sareynta horyaalka.

Tababare Mahad Meykon ayaa galabta hogaamin doona kulankiisa ugu horeyay horyaalka kooxda kubadda cagta ee Heegan.

Ogeysiis Kulanka:

Tartanka: Somali Premier League

Kooxaha: Elman Fc Vs Heegan fc

Garoonka: Eng Yariisow Stadium

Saacada: 3:30

Dhanka kale Garoonka Jaamacadaha ayaa waxaa ku dagaalami doona kooxaha kala ah Mogdisho City Club iyo Rajo.

Ciyaartan ayaa ah mid aad u xiiso badan maadama kooxda Rajo Fc oo sanadkii la soo dhaafay ka soo dalacday horyaalka heerka labaad ay kulankeeda ugu horeyay horyaalka fasal ciyaareedkan wajihi doonto kooxda faca weyn ee Mogdisho City Club.

Ogeysiis Kulanka:

Tartanka: Somali Premier League

Kooxaha: Mogdisho City Club Vs Rajo Fc

Garoonka: Jaamacadaha Stadium

Saacada: 3:30.

 

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed iyo amniga gobolka

Muqdisho (SONNA): Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah mudane Xamsa…

April 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhigtay hanaanka wadatashiga ee Istaraatiijiyada Jiilka shanaad (5G)

Muqdisho (SONNA):– Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta soo bandhigtay wada-tashiga qabyo-qoraalka Istaraatiijiyadda Qaran ee Jiilka Shanaad (National 5G Strategy).…

GudahaWararka
September 18, 2023

Duqa Muqdisho oo iclaamiyay bannaanbax ka dhan ah damaca Itoobiya

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa Dadweynaha Gobalka Banaadir ugu baaqay in ay isugu…

GudahaWararka
January 3, 2024

Shirka guddiga sare ee hagista mashaariicda horumarinta wadooyinka oo Dhuusamareeb ka furmay

Dhuusamareeb (SONNA): Wasiirka hawlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Cilmi Maxamed Nuur iyo madaxweyne ku xigeenka…

GudahaWararka
September 23, 2025

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo daahfurtay Deeq waxbarasho oo la siinayo 3,000 oo gabdhood

Muqdisho(SONNA):-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa maanta daahfurtay Deeq waxbarasho oo la siinayo 3,000 oo gabdhood. Deeqdan oo loogu…

GudahaWararka
November 10, 2024

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023