Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub
    May 13, 2026
    Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta oo xilka la wareegay
    May 12, 2026
    Maareeyaha Hay’adda NIRA oo Ivory coast uga qaybgalaya shirka ID4Africa
    May 12, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay caleemasaarka Madaxweynaha Uganda
    May 12, 2026
    Agaasimaha SONNA oo shir caalami ah uga qaybgalaya Masar
    May 12, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
    Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
    April 9, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Kooxaha Elman Iyo Muqdisho City Club oo galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Ciyaaraha > Kooxaha Elman Iyo Muqdisho City Club oo galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow
Ciyaaraha

Kooxaha Elman Iyo Muqdisho City Club oo galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow

By Aadan Sooyaal
Last updated: November 1, 2019
3 Min Read
Share
Facebook Twitter Google+ LinkedIn StumbleUpon Tumblr Pinterest Reddit VKontakte Odnoklassniki Pocket
Muqdisho(SONNA)- Kooxaha Elman Fc Iyo Muqdisho City Club ayaa galabta ku balansan garoonka Eng Yariisow  Stadium ee  dhaca Degmada Cabdicasiis, Ciyaar qeyb ka ah koobka xiisaha badan ee General Daa’uud.

Kulanka ugu taageeryasha Badan ayaa dhici doona galabta waa ciyaarta loogu magac daray Derby Capital ama kulanka Caasimada, labadan kooxood ayaa waxey yihiin kuwa isla xisaabtama marka ay timaado kubadda cagta.

Marka ay timaado ciyaartan waxaa jira xidigo waa weyn oo lagu xasuusto balse hada aan qeyb ka aheyn labada dhinac waxaana kamid ah, Mustaf France, Babaay, Sacad Saalax, C/raxmaan Baladweyne, Yaasiin, Goolhaye Gaatamow,Cabdilaahi Dheere iyo magacyo kale.

XOGTA CIYAARTAN:

Lixdii kulan ee ugu dambeysay ay labadan kooxood isku arkan horyaalka waxaa saddex kamid ah badisay naadiga Muqdisho City Club, sido kale hal kulan oo qura ayey adkaatay kooxda jaalayasha ee Elman, halka labo kulan  kale ay ku kala baxeyn bar baro labada dhinac tartamada horyaalka.

Kooxda Muqdisho City Club kulankii ugu dambeyay ay ka dheeshay tartanka General Daa’uud sanadkan waxey 1-0 ku soo qaarijisay kooxda Dekedaha.

Halka sido kale Elman ciyaartii ugu dambeysay ay tartanka General Daa’uud ay bar baro goolal la’aan la soo gashay kooxda Horseed.

Xidiga Lagu Magacaabo Anwar Shakunda ayaa lagu xasuustaa kulankii ugu dambeyay uu ka hor yimaado kooxda Muqdisho City Club inuu labo gool cajiib ah ka dhaliyay ciyaar qeyb ka aheyd horyaalka Somali Premier League sanadkii la soo dhaafay.

Daadir Aamiin ayaa mar kale ka hor imaan doona kooxdiisa hore ee Muqdisho City Club isago markan wata fanaanada jaalayasha ee Elman.

Naadiga Muqdisho City Club waa kooxda difaacaneyso koobkan General Daa’uud iyadoo sanadkii la soo dhaafay ay ka qaaday kooxda cawo iyo maalin ee Horseed.

Elman ayaa raadineyso iney hesho saddexdii dhibcood ee ugu horeyay tartankan halka M,C,C iyadana ay rabto iney hogaanka Group-kan sii dhiireysato oo ay tagto 6-dhibcood.

Ogeysii Kulanka:

Tartanka: General Daa’uud

Kooxaha: Elman Vs Muqdisho City Club

Saacada: 3:30

Maalinta: Jimco

Taariikhda: 1-11-19

W/D Cabdifitaax Nani

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo la kulantay Danjiraha Midowga Yurub

Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan…

May 13, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Kooxda Manchester United oo magacaabanaysa agaasime cusub oo kubadda cagta ah

Manchester(SONNA)- Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa magacaabanaysa agaasime cusub oo dhanka kubadda cagta ah. Wargeyska The Sun ee…

Ciyaaraha
January 21, 2020

Qatar oo ku guuleysatay koobka Asian Cup 2023 kuna garaacday 3-1 Jordan finalka.

Xulka Qatar ayaa markii 2-aad oo xiriir ah ku guuleystay koobka Qarammada Qaarada Aasiya kaddib markii ay 3-1 kaga adkaadeen…

CiyaarahaGudaha
February 11, 2024

Tartamayaasha Xamarweyne oo u gudbay afar dhamaadka tartanka (Semifinal)

Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada…

CiyaarahaGudaha
April 2, 2024

Kulankii galabta dhexmari lahaa Kooxaha Elman iyo Horseed ee General Daa’uud oo baaqday… (Maxay tahay sababtu?)

Muqdisho(SONNA)-Kulan xiiso badan ayaa galabta ka dhici lahaa garoonka Eng Yariisoow Stadium ee dhaca Degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir, ciyaartaasoo…

Ciyaaraha
October 26, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023