Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Khawaarijta Al-shabaab oo lagu jabiyey dagaalka tooska ah
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Khawaarijta Al-shabaab oo lagu jabiyey dagaalka tooska ah
GudahaMaqaalladaWararka

Khawaarijta Al-shabaab oo lagu jabiyey dagaalka tooska ah

By Dahir Aadan Cali
Last updated: March 12, 2023
3 Min Read
Share

Muqdisho.(SONNA):- Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa ku jabay dagaalka tooska ah ee ay la galeen ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya xoogagga dib u xoreynta, waxaana Alle mahadiisa ah in hadda deegaannadii laga xoreeyay argagixisada shacabka ku dareemayaan nabad, xasillooni iyo horumar.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar (Al-Cadaala), ayaa qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa facebooka ku sheegay in dagaalka Khawaarijta uu mideeyay Dowladda, shacabka iyo saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya taageera.

โ€œHoggaanka Qaranku, waxa uu ku mideeyay Dagaalka Khawaarijta, saaxiibadeenna caalamka, Hayโ€™adaha Dawladda, Dawlad-goboleedyada, Siyaasiyiinta iyo Shacabka Soomaaliyeed, waxeey ku timid, faham, talaysi iyo tanaasul,โ€.

Sidoo kale, dagaalka tooska ah ee lala galay Khawaarijta ee ka dhacay Hirshabeelle, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland uu ku qasbay in ay kala firxadaan, kana cararaan deegaananadii muddada badan ay dadka shacabka ah ku dhibaateyn jireen, intooda badanna isku soo dhiibaan ciidamada dowladda ka dib markii ay u adkeysan waayeen nolosha ciriiriga ay ku wajahayaan dhulka howdka ah ee dantu biday in ay uga dhuuntaan rasaasta iyo duqeynta cirka ee sida joogtada ugala kulmayaan ciidamada xoogga, dadka deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah.

Dowladda Federaalka oo kaashaneysa Shacabka Soomaaliyeed ayaa guul waa weyn ka gaartay dagaalka ka dhanka ah argagixisada, deegaannada laga xoreeyay Khawaarijta hadda waa nabad, waxaana ciidamada qaranka ka goโ€™an in ay sida uga dhaqsiyaha badan u soo afjaraan halista Khawaarijta.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa magaalooyin badan oo ka tirsan dalka u tegey dib-u-xoreynta deegaannada ku jira gacanta Khawaarijta ee ay ku dhibaateynayaan Shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna rejo wanaagsan ka muujiyay in muddo gaaban lagu soo afjari doono kooxda Khawaarijta Al-shabaab oo hadda gabalkooda sii dhacayo.

Madaxweynaha ayaa Golaha Wasiirrada Jubbaland la wadaagay qorsheyaasha dowladda Federaalka ee dardarย  galinta wejiga labaad ee howgalka dib u xoraynta dalka oo dhawaan ka billaabanaya deegaannada Jubbaland iyo Koonfur-galbeed, isagoo rejo wanaagsan ka muujiyay in waqti dhow uu bilaaban doono wejiga labaad ee howlgalka ciribtirka Khawaarijta.

Dowladda uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kalsooni badan ka qabtay in hiigsigani yahay mid laga dhabbayn doonno sabab la xiriirta isbaddallada cadcad ee siyaasadeed, dhaqan-dhaqaale iyo amni ee uu ku hoggaaminayo dalkeenna.

Ugu dambeyntii, iyadoo la kaashanayo dhammaan bah-wadaagta caalamiga ah durba waxaa horumar wax-ku-ool laga sameeyay qorshaha cusub ee dhammaystiran ee ย argagixisada Al-Shabaab lagula dagaallamayo – militari ahaan, dhaqaale ahaan iyo caqiido ahaan.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

176 ruux oo ku dhintay shil diyaarad oo ka dhacay Kuuriyada Koonfureed

Ugu yaraan 176 qof ayaa ku dhintay diyaarad rakaab ah oo ku burburtay garoon diyaaradeed oo ku yaala magaalada Muan…

Caalamka
December 29, 2024

Ku-simaha Ra’iisal wasaaraha Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan ciidanka Xoogga

Muqdisho (SONNA):- Kusimaha Ra'iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa u soo xiray…

GudahaWararka
June 22, 2023

Wafdi ka kooban xildhibaanno iyo guddiga doorashooyinka Jubbaland oo gaaray Afmadow+(Sawirro)

Kismaayo-(SONNA)-Wafdi ka kooban Xildhibaano iyo gudigga madaxa bannana ee doorashooyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka…

GudahaWararka
October 5, 2020

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya Kenya

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda ayaa ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya dalka Kenya. Shirkan oo ay kasoo…

GudahaWararka
September 5, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023