Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
    Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsanaa khawaarijta
    January 29, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: ‘Kaamka Soomaalida ee GASA’ (WARBIXIN)
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > ‘Kaamka Soomaalida ee GASA’ (WARBIXIN)
GudahaMaqaallada

‘Kaamka Soomaalida ee GASA’ (WARBIXIN)

By Ruush Abdullahi
Last updated: July 10, 2024
6 Min Read
Share

Shacabka Soomaaliyeed ayaa markaan u istaagay inay taageero u muujiyaan Walaalahooda Reer Falastiin gaar ahaan kuwa ku dulman Maarinka Gasa, waxayna Yuhuuddu ku hayaan dagaalo baโ€™an ooay kaga barakiciyeen Dadka Shacbaka ahaa, iyagoo la dhacay Madaafiic aan loo meel dayeen, intii socday dagaalka lagu haya Dadkaasi ayaa waxaa la soo warinayaa inay ku dhinteen in ka badan 40 kun, halka dhaawacana lagu yeeshay in ka badan 10 kun oo Ruux oo u badan Caruur iyo Haween, waxaana waliba u sii dheer in la hareereeyay oo ay u diiday in loo furo Marin la marsiiyo gargaarka uu Caalamka ugu talagalay in la gaarsiiyo Dadkaasi tabaaleysan.

Raโ€™iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa caddeeyay mowqifka dowladda federaalka ee dagaalka ay Yuhuuddu ku hayso Dadka Reer Falstiin Gaar ahaa Marinka GSA, ayaa shaaca ka qaaday in Xamaas aysan aheyn Argagaxiso, ayna garab taagan yihiin dadka Soomaaliyeed. โ€œXamaas Argagixiso ma ahan waa urur xoreynayo dalkooda, waana inaan si buuxda u garab istaagnoโ€ ayuu yiri Raโ€™iisul-wasaare Xamza Cabdi Barre.

Sidoo kale wuxuu suโ€™aallo ka keenay sababaha ay dowladaha waaweyn iyo kuwa u doodi jiray xuquuqda aadana ay uga aamusan yihiin illaa iyo hadda dhibaatada Falastiin. โ€œAaway dadkii xuquuqda baniโ€™aadamka ilaalin jiray?, aaway kuwii u dagaalami jiray carruurta? aaway kuwii haweenka u dagaalami jiray? aaway xaggee aadeen? ayuu yiri. Waxaa kale oo uu yiri โ€œFalastiiniga muslimka ah wuu dhintay, midka Yahuudiga ah ee muctadiga ah ee ku soo duulay ee gurigooda fadhiya waa la dilay miskiinkaas ayaa la leeyahay. Maanta inkastoo xanuun badan ina hayo annaga, haddana waxaa waajib ah inaanan hilmaamin waxa ka jira Falastiinโ€.

Raโ€™iisul wasaaraha ayaa sidoo kale xusay in dowladda Soomaaliyeed ay weligeed Qudus u aqoonsanaan doonto caasimada Falastiin, ayna kasoo horjeedo boobka Israel. โ€œMa aqbaleyno, kamana tanaasuleyno dowladda Falastiin oo caasimadeedu tahay Qudus, weligeyn kama tanaasuleyno, waa inay dadka muslimiinta u duceeyaan walaaladaasโ€ ayuu yiri.

โ€œXal u helis laโ€™aanta Qaddiyadda Falastiin waxay sii ahaan doontaa mid waji gabax ku ah damiirka dunida,โ€ ayuu yiri raโ€™iisul wasaare Xamse. Wuxuu Raโ€™iisul wasaaruhu intaa ku daray isagoo af carabi ku khudbaynayey in Soomaaliya ay barbar taagan tahay Falastiiniyiinta โ€œWaxaan hoosta ka xariiqayaa in Soomaaliya ay sii wadi doonto difaacista xaquuqda aysan ka tanaasuli karin shacabka Falastiinyiinta ee aynu walaalaha nahay, iyo jaangoynta masiirkooda,โ€ ayuu yiri.

Haddaba Shacabka Soomaaliyeed oo ku fiican taakuleysta Dadka Muslimka ayaa bishii la soo dhaafay abaabulay bal sidii ay Dadkaasi Reer Falastiin gaara ahaan GASA ee hadba meel u qaxaaya loo gaarsiin karo wixii taakuleyn ah ee ay Dadka Soomaaliyeed ugu talagalaan, waxaase xusid mudan in Dalka Turkiye uu u baqoolay Shiikh Cabdi Xayi oo ka mid ah Culumaaโ€™udiinka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Culumo kale oo istaagay Taakuleynta Walaalahooda Reer Falastiin, iyagoo halkaasi kula kulmay qaar ka mid ah Culimada Reer Falastiin, waxaana la isla meel dhigay sidii loo gaarsiin karo ama loo kaalmeyn karo Dadkaasi Rafaadsan, waxayna Culimada Soomaaliyeed gudbiyeen lacag gaaraysay 70 Kun oo Dollarka Maraykanka ah oo ay ka soo aruuriyaan Shacabka Soomaaliyeed, islamarkiina waxaana la diyaariyay dhulkii laga dhigi lahaa Kaamka, iyadoo Kaamkaasi loo bixiyay โ€˜Kaamka Soomaalida ee GASAโ€™, (ู…ุฎูŠู… ุงู„ุตูˆู…ุงู„ ููŠ ุบุฒุฉ )

Lacagtaasi ayaa waxaa lagu iibiyay 100 Teendho oo kaafi karta Boqol Qoys ay middiiba gali karaan hal Qoys, waxaana loo bixiyay โ€˜Kaamka Soomaalida ee Gasaโ€™, marka Soomaalidu way awoodii karaan inay Dadkaasi caawiyaan oo aan tari karno, durbadiina waa la degay Kaamkii, waxaana laga sameeyay Goobo ay ka mid ahaayeen Masaajid, meel ay Carruurtu ku ciyaaraan iyo Dugsiyo Quraan, waxaa kaloo farxad leh in Teendho ka mid aheyd Teendhooyin uu ka dhacay Guur cusub, waxaana u duceeyay Dadkii la baxay Sadaqadaasi Shiikh Cabdi Xayi, โ€œ Ajar Allah aka siiyo intii la baxday Sadaqadaasi loo fidiyay Walaalaha Reewr Falstiin, waxaana aad u xusayaa Gabdhaha Soomaaliyeed oo door muuqda ka qaatay howshaasi, Owlaadood Ilaaheey Baari uga dhigo iyo intii kale la baxday sadaqadaasiโ€, ayuu yiri Shiikh Cabdi Xayi.

โ€œNolosha uu qof biniโ€™aadam ahi ku noolaan karo ayaa ka bilaabatay Kaamkaasi, waxaa la degan yahay Teendhooyinkii, Carruurtii oo cayaaraya, iyagoo wax loo qeybinaayo ilaa aad arkeyso sida meelaha kale oo kale ay tahay, biyihii ay dhansanayaan, Timaha ay jarayaan, xitaa Guur uu ka dhacayo mid ka mid ah Teendhooyinka, runtii nolol ayaa ka jirta meeshaasi, runtii Dadka Fatastiiniyiinta ah waa Dad aan is dhiibeyn una adkeydsanaya Qadar Alleโ€,ayuu yiri Shiikh Cabdi Xayi oo ah Horjoogaha Kooxda u aruurinta Kaalmada Dadka Reer Falastiin gaar ahaan GASA.

Sheekha oo ka jawaabayay suโ€™aal aheyd sida ay howshu u socoto, maadaama ay Dadkii degay Kaamkaasi ay Shacabka Soomaaliyeed ay wax ka sugayaan sidee ayay u socotaa soo Ururinta Lacagaha? Ayaa yiri:- โ€œ aad baan ugu diyaargaroobayna anagoo kaashaneyna Shacabkeenna Soomaaliyeed, waxaana naloo soo sheegay ama aan u qorsheynay 100-kaasi Qoys, 30 Kun oo Doolar, macnaa Qoyskiiba waxaa ka gaaraya 300 Dollar, waana loo qeybiyay bishii dhammaatay ee Juun, bishan hadda socotana waan u heynaa, waana qeybineyna haddii ay bishan dhammaato, bilaha ku sii xigana diyaar ayaan u nahay inaan u soo aruurinno, waxaana hadda sii diyaarineynaa Bisha Agoosto iyo kuwa kaloo ku sii xigaba, dadaalka Shacabka Soomaaliyeed waa uu badan yahayโ€.

By. C/lahi Ruush

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay sanadkii 12 aad ee uu u shaqeynayo bulshada

Qaar kamid ah masโ€™uuliyiinta Golaha Wasiirada,labada Aqal iyo maamulka Cisbitaalka Erdogan ayaa ka qeybgalay munaasabad…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo cambaaraysay duullaanka uu Axmed Madoobe kusoo qaaday Balad Xaawo

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka xuntahay, si adagna u cambaaraynaysaa fal dambiyeedka uu…

GudahaWararka
July 22, 2025

Raโ€™iisul Wasaare XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Koonfurta Kuuriya

Muqdisho(SONNA);-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay dalka Koonfurta…

GudahaWararka
June 2, 2024

Wasaaradda gaashaandhigga oo ka warbixisay hawlgallada Khawaarijta lagu ciribtirayo ee Galmudug ka socda

Muqdisho (SONNA): Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Jeneraal Cabdullaahi Cali Caanood oo shir jaraa'id ku qabtay caasimadda dalka ee Muqdisho…

GudahaWararka
September 6, 2023

Wasaaradda Sportiga oo tababar u furtay garsoorayaal dumar ah

Muqdisho-(SONNA)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Xil. Dahabo Susow Mohamud ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay Tababar aqoon…

GudahaWararka
July 23, 2025

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023