Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Jorge Mendes oo hoos u dhigay Messi, isagoo u arka in Ronaldo uu yahay kan ugu fiican taariikhda
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Caalamka > Jorge Mendes oo hoos u dhigay Messi, isagoo u arka in Ronaldo uu yahay kan ugu fiican taariikhda
CaalamkaCiyaaraha

Jorge Mendes oo hoos u dhigay Messi, isagoo u arka in Ronaldo uu yahay kan ugu fiican taariikhda

By Aadan Sooyaal
Last updated: October 16, 2019
2 Min Read
Share

Europe(SONNA)- Jorge Mendes oo ah wakiilka xiddiga kooxda Juventus ee Cristaino Ronaldo ayaa sheegay in hadda kaddib uusan imaan doonin laacib ka fiican kabtanka xulaka qaranka Portugal.

Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystey inuu gaaro goolkiisii โ€‹โ€‹700-aad ee xirfadiisa ciyaareed kubadda cagta, inta lagu gudi jiray kulankii ay ku wada ciyaareen xulka qaranka Ukraine ee isreebreebka koobka Euro 2020, inkastoo loogu awood sheegtay xulka Portugal 2-1.

Haddaba Jorge Mendes oo aaminsan in Cristaino Ronaldo uu yahay xiddigiaugu fiican taariikhda kubadda ย cagta ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska Tuttosport ee dalka Talyaaniga wuxuu ku sheegay:

โ€œRikoorrada Ronaldo been ma sheegaan, rikooradda uu sameynayo Cristaino waa kuwa xad dhaaf ah, tanina waxa ay ka dhigeysaa inuu ku jiro qeybta ugu fiican ee taariikhda kubada cagta, wuxuuna farqi weyn kaga sareeyaa marka loo fiiriyo shaqsiyaadka ku soo xigaโ€.

Yeelkadeeda, Jorge Mendes oo ka hadlayay koobabka uu kula guuleystay Cristaino Ronaldo xulkiisa Portugal, ayaa wuxuu si maldahan kaga hadlay waayaha ciyaareed Lionel Messi ee xulkiisa qaranka Argantina wuxuuna yiri:

โ€œXaqiiqdii wuxuu la ciyaaray xulkiisa qaranka Portugal 3 final ah, wuxuuna kula guuleystay labo ka mid ah, wuxuu dhaliyay 700 oo gool, shaki kama qabo inuu dhaafi doono rikoorrka gooldhalineed taariikhiga ah ee Pele, wuxuuna guushaas ku gaari doonaa Juventusโ€.

โ€œIntaas kaddib 68 gool, lama badna Cristiano Ronaldo, miyeeysan sidaas aheyn? Sidaas darteed anniga ahaan kuma qanacsani in hadda kaddib uu imaan doono xiddig ka fiican Cristainoโ€.

Waxaa xusid mudan in Cristiano Ronaldo uu kula guuleystay xulkiisa qaranka Portugal koobkii Euro 2016 iyo UEFA Nations League, halka sidoo kale laga badiyay fiinalkii Euro 2004, laakiin taasi bedelkeeda Lionel Messi ayaa ย la kulmay guuldaro 3 final uu la gaaray xulkiisa qaranka Argantina.

Image result for Jorge mendes, Ronaldo and Messi 2019

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafti heersare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS, Md. Cabdillahi Bidhan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Israaโ€™iil oo tiro dad ah ku ย dilay duqeymo ay ka geysateen Dimishiq

Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay, 15 kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib duqeymo ay diyaaradaha Israaโ€™iil ka geysteen caasimadda…

Caalamka
February 19, 2023

Yugandha oo ciidamo u dirtay Koongo si ay u ugaarsadaan kooxda ADF

Ciidamada Yugandha ayaa u tallaabay dhanka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, si ay qeyb uga noqdaan howlgallada ka dhanka ah…

Caalamka
January 7, 2023

Kooxda Taliban iyo dawladda Afghanistan oo heshiiskii ugu horreeyey gaaray

Kabul (SONNA)- Wakiilada dowladda Afghanistan iyo ย Taliban ayaa wada gaaray heshiis hor u dhaca ah oo ku saabsan wadahadalada nabaddaย …

CaalamkaWararka
December 3, 2020

DEG DEG: Isku aadka siddeed dhammaadka Carabao Cup oo la sameeyeyโ€ฆ (Miyey isku aadeen kooxaha waa weyn sida Man United, Man City iyo Liverpool?)

Yurub(SONNA)-Waxaa la sameeyey goordhow isku aadka wareegga siddeed dhammaadka Carabao Cup, iyadoo ay kala badbaadeen kooxaha waa weyn ee Manchester…

CaalamkaCiyaaraha
November 1, 2019

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023