Muqdisho:(SONNA)-Guddiga Doorashada Guddoonka Barlaamaanka 2-aad ee Hirshabeelle ayaa ย waddatashi kadib soo saaray jadwalka doorashada Guddoonka dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Doorashadda Guddoonka Dowlad Goboleed Hirshabeelle, ayaa dhacaysa maalinka arbacada ah ee soo aadan sidda ย ku cad war qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Doorashada Guddoonka Barlaamaanka 2-aad ee Hirshabeelle. waxaana uu u qoran yahay siddatan: