Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI
    March 12, 2026
    Wasiirka Qoyska XFS oo ka qeybgashay shir heer wasiir ah oo ka dhacay New York
    March 12, 2026
    Wanlaweyn oo ku soo baxday Tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga 4-aad oo la sameeyay
    March 12, 2026
    MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY JABUUTI
    March 11, 2026
    Wasaaradda Cadaaladda oo Shaacisay Liiska Nootaayooyinka Sharciyeysan ee Sannadka 2026
    March 11, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.
    February 16, 2026
    Waa Mas’uuliyad Qaran In La Badbaadiyo 4.6 Milyan oo Soomaali Ah (warbixin)
    February 6, 2026
    Kumoow ahaa Horjooge Cabdullaahi Wadaad?
    January 31, 2026
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Jabuuti iyo Kenya oo sheegay in ay Soomaaliya ka taageerayaan dagaalka lagula jiro Khawaarijta
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Jabuuti iyo Kenya oo sheegay in ay Soomaaliya ka taageerayaan dagaalka lagula jiro Khawaarijta
GudahaWararka

Jabuuti iyo Kenya oo sheegay in ay Soomaaliya ka taageerayaan dagaalka lagula jiro Khawaarijta

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 31, 2022
2 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA)-Dalalka Jabuuti iyo Kenya ayaa mar kale sheegay in ay ka taageerayaan dowladda Federaalka Soomaaliya dagaalka ay kula jirto kooxda Khawaarijta ah ee Al Shabaab.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane, Ismaaciil Cumar Geelle oo shalay ka hadlay munaasabadda xarig jarka looga xarunta cusub ee Akadeemiye-Goboleedka Af- Soomaaliga ee Geeska Afrika ayaa sheegay in dowladdiisa iyo shacabkeedu ay garab taagan yihiin dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay inay taageerayaan qorshaha Madaxweyne Xasan uu ku doonayo in Khawaarijta laga guuleysto.

Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in natiijooyinka wanaagsan ee rajo-gelinta leh ee ka soo baxay duullaanka socda ay siinayaan Gobolka Geeska Afrika rejada dib u soo cusboonaatay ee ah in uu ka xoroobo argagixisanimada isla markaana lasoo afjaro daadinta dhiiga shacabka aan waxba galabsan.

Dhanka kale Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Mudane, Aadan Barre Ducaale oo isna waxa uu sheegay in Kenya ay si buuxda u garab taagan tahay Soomaaliya, waxaana uu xusay inay ka qeyb qaadanayaan ciribtirka Khawaarijta, maadaama tallaabadaasi aysan faa’iido u laheyn Soomaaliya oo kaliya, balse ay tahay mid faa’iido u leh guud ahaan gobolka Geeska Afrika.

Mudane Aadan Barre Ducaale ayaa intaasi ku daray, in Madaxweyne William Ruto uu taageerro buuxda la garab taagan yahay walaalkii Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira duullaanka Milliteri ee ka dhanka ah Argagaxisada, waxa uuna u gudbiyay rajjo wanaagsan oo ku aadan in labada dal iyo guud ahaan Gobolka ay u istaagaan horumarka iyo horumarinta nolosha muwaadiniinta.

Jabuuti iyo Kenya ayaa labaduba Soomaaliya ka joogaan ciidammo ka tirsan kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika, kuwaas oo qeyb weyn ka qaata caawinta ciidamada Soomaaliya ee dagaalka kula jira Khawaarijta Al Shabaab.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

HOGGAAMIYAASHA SOOMAALIYA, JABUUTI IYO ITOOBIYA OO KULAN SADDDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY JABUUTI

Jabuuti.SONNA….Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jabuuti kaga qeyb-galay kulan saddex-geesood…

March 12, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweyne Laftagareen oo Hambalyo u diray Abdifatah iyo Maxamed oo kaalimaha 1-aad iyo 2-aad ka galay Tartanka Qur’aanka Kariimka

Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hambaliyo udirey dhammaan Tartamiyaasha Quraanka Kariimka ee metelayey Dowlad…

GudahaWararka
April 19, 2023

Madaxweyne Xasan Sh. Maanta waxa uu nooga baahan yahay hiil:(WARBIXIN)

Hadal heyntii beryahaanba la isla dhex marayay ayuu shalay soo Af jaray  Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Dhuusamareeb…

GudahaMaqaallada
August 30, 2023

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Ankara 

Ankara(SONNA):-Madaxwaynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Shiikh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara ee…

GudahaWararka
December 11, 2024

Madaxweynaha JFS oo sheegay in toban kun oo macallimiin ah lagu biirin doontaa nidaamka waxbarasho ee dalka

Muqdisho.SONNA...Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladda ee dhanka Waxbarashada ay tahay mid ahmiyad…

Gudaha
June 23, 2023

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023