Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay
    June 1, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 1, 2026
    Wasaaradda Tamarta oo qabatay Shirweynaha Ansixinta Qaranka ee Mashruuca Amniga Biyaha
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Magaalada Seoul kula Kulmay Dhiggiisa Dalka Masar
    June 1, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Qayb galay Furitaanka Shirka Wasiirrada Kuuriya iyo Afrika ee magaaladda Seoul
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Sweden iyo Mareykanka oo soo dhoweeyay heshiiska iskaashi ee Soomaaliya iyo Turkiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Sweden iyo Mareykanka oo soo dhoweeyay heshiiska iskaashi ee Soomaaliya iyo Turkiga
GudahaWararka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Sweden iyo Mareykanka oo soo dhoweeyay heshiiska iskaashi ee Soomaaliya iyo Turkiga

By Dahir Aadan Cali
Last updated: February 22, 2024
2 Min Read
Share

Muqdisho,(SONNA):- Jaaliyadda Soomaaliya ee ku nool dalka Sweden ayaa soo dhoweeyay heshiiska difaaca badda ee Dowladda Federaalka ay la gashay dowladda Turkiga.

Guddoomiyaha Jaaliyadda Maxamed Xamdi Sheekh Axmed oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa ugu hambalyeeyay Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed tallaabadii Baarlamaanka ay ku ansixiyeen heshiiska amni iyo dhaqaale ee lala galay Dowladda Turkiga.

” Waxaan halkan hambalyo weyn uga jeedinayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, anigoo maanta ku faraxsan tallaabadii ay qaadeen Baarlamaanka federaalka , xukuumadda Soomaaliyeed iyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaan maanta anagoo ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Sweden taageereynaa oo garab taagan nahay heshiiskii shalay Baarlamaanka Soomaaliya ansixiya oo ku aaddanaa difaaca Badda iyo bariga dalkeenna,

Dhinaca kale, Soomaaliya ku nool dalka Mareynkanka gaar ahaan gobolka Menasota ayaa soo dhoweeyay heshiiskii amni iyo dhaqaale ee dalkeenna uu la galay waddanku aynu walaalaha nahay ee Turkiga, kaas oo Baarlamaaanka labadiisa Aqal ay shalay ku ansixiyeen ka dib, fadhi ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Heshiiskan oo socon doona muddo 10-sanno ah, ayaa ku qotoma iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha ah, waxayna jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Mareykanka ay si weyn u bogaadiyeen tallaabada loo qaaday heshiiskan.

” Tallaabada ay qaadeen madaxdeenna Soomaaliyeed, waa taariikhi, waxay taabaneysaa qof kasta oo Soomaali ah meel kasta uu adduunka ka joogo, waxayna wax tareysaa oo farxad gelineysaa jiilka soo socda oo aynu inagu ka tegi doono, waxayna ka nixisaaa cadowgayaga,” ayay tiri mid ka mid ah haweenka Soomaaliyeed ee ku nool Minnesota.

Sidoo kale, Farxiya Khaliif oo ah wakiilka Galmudug ee waqooyiga Mareynkanka ( North America), ayaa warbaahinta qaranka u sheegtay in ay aad ugu faraxsan yihiin oo ay soo dhoweeynayaan go’aankaas, islamarkaana ay ku bogaadinayaan madaxweynaha tallaabada uu dhanka difaaca Badda u qaaday.

Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shalay cod aqlabiyad ah ku ansixiyey heshiis ay dowladda Soomaaliya la gashay dhiggeeda dalka Turkiga, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinaca difaaca iyo dhaqaalaha ah.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Jadwalka Guud ee Doorahaada Guddoonka iyo Hoggaamiyaha KGS oo la shaaciyay

Muqdisho,(SONNA):- Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa jadwalka doorashada Guddoonka iyo hoggaanka Dowlad Gobolleedka…

June 1, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeelaha hoose

Muqdisho (SONNA): Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 143-aad ee guutada 14-ka October ayaa hawlgal qorsheysan oo sifeyn ah…

GudahaWararka
February 3, 2025

Wasiirka qorsheynta oo Muqdisho ku qaabilay siihayaha safiirka Norway

Muqdisho (SONNA): Wasiirka wasaaraddan qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdiraxmaan  Sheekh Faarax (Beenebeene) oo uu…

GudahaWararka
January 17, 2024

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Guddoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa hambalyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka…

GudahaWararka
November 4, 2020

Ururka Iskaashiga Islaamka oo garab istaag u muujiyay Soomaaliya

Guddiga Fulinta ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan la xiriiray dardargalinta howlaha ururka iyo la socodka xaaladda Dalka Soomaliya…

Gudaha
January 2, 2026

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023