Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb
    January 30, 2026
    Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo u dabbaaldegay xuska sanadguuradii 12 aad ee aasaaska cisbitaalkaasi
    January 30, 2026
    Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo lagu soo dhoweeyay London
    January 30, 2026
    Soomaaliya oo ka Qeyb Galeysa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta iyo Hindiya
    January 30, 2026
    wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo shir kaga qayb galay dalka Talyaaniga
    January 30, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyey go’aanka xukuumadda ee ka dhanka ah UAE
    January 13, 2026
    Indonesia oo mar kale xaqiijisay taageerada buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya
    January 13, 2026
    Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho
    January 6, 2026
    Madaxweyne Erdogan oo helay abaalmarin khuseysa xagga bini’aadanimada
    November 27, 2025
    Qadar oo qabaneysa shirka caalamiga ah ee hal-abuurka waxbarashada
    November 21, 2025
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Argagixisida Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
    January 25, 2026
    21-ka Janaayo waa maalinta Warfaafinta Soomaaliya
    January 21, 2026
    Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka
    January 19, 2026
    SONNA: 62 Sanno oo Adeeg Qaran iyo Codka Soomaaliya ee Caalamka
    January 7, 2026
    Markii ay Soomaaliya tallaabo horay u qaadaba maxaa loo Qulbaa? (WARBIXIN)
    January 3, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐‚๐š๐ซ๐š๐›๐ญ๐š
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN)ย 
    April 19, 2025
    ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ค๐š๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฌ๐š๐ฑ๐ข๐ข๐ฑ๐๐š๐ฒ ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐ ๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ๐š $๐Ÿ”๐Ÿ–.๐Ÿ“ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
    Wasiirka deegaanka XFS oo kulan la qaatay wafdiga Soomaalida ee ka qaybgalay shirka isbedelka cimilada
    November 21, 2025
    Xulka Qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinaya kulanka dhigiisa ee Aljeeriya
    October 8, 2025
Reading: Isbedello laga dareemayo ageegyada ay qabato Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Sucuudiga
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
ยฉ2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Isbedello laga dareemayo ageegyada ay qabato Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Sucuudiga
Wararka

Isbedello laga dareemayo ageegyada ay qabato Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Sucuudiga

By Aadan Sooyaal
Last updated: December 25, 2019
3 Min Read
Share

Muqdisho(SONNA) Wadanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya ย waxaa uu kamid yahay wadamada inta badan ay ku nool yihiin Bulshada Soomaaliyeed,kuwaasi oo halkaasi ku haysto nolol qaabad kaladuwan leh,Wakaaladda(SONNA) ayaa waxbadan ka ogaatay macluumaadka ku saabsan habka muwaadiniinta Soomaaliyeed ay dalkaasi ugu nool yihiin.

Soomaalida dalkaasi kunool oo lagu qayaaso kummanaan qof,waxay dalkaasi ku galeen qaabad kala gedisan,qaar taahriiba,qaar sifo sharci ah ku tagay iyo kuwo muddo halkaasi deganaansho ku haysta,waxaana dhamaan ay yihiin kuwo u nool siyaabo kaladuwan,waxaana kamid ah kuwo ganacsato ah,qaar xirfado kala duwan leh,sida baabuur wadidda,shirkadaha ganacsi iyo meelo kale.

Qunsulka Guud ee Soomaaliya u jooga dalkaasi Sucuudiga Amba Ilyees Sheekh Cumar Abuubakar oo xog-wareysi la yeelatay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee (SONNA) ayaa u sheegay tani ay meesha ka saareyso aragti qaldan oo laga aaminsanaa in Soomaalida kunool dalkaasi ay la kulmaan oo kaliya dhibaatooyin,balse taasi dhanka kale marka laga fiiriyo Soomaalidu fursado aad u muhiimsan ay ka helaan wadankaasi.

Waxaa soo wehliya arrimahaasi dad Soomaaliyeed oo inta badan xabsiyada kujira,si ay cadaalada u helaanna,Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya Sucuudiga Amba Ilyees Sheekh Cumar Abuubar ayaa markale (SONNA) u sheegay in ka diplomaasiyiin ahaan ay dadaal xoogan ugu jiraan sidii wax badan ay uga ogaan lahaayeen xaaladda maxaabiista ku xir xiran xabsiyada dalkaasi,iyagoo cadaalada u raadinaya hadii ay helaan muwadiniinta Soomaaliyeed oo xiran,iygoo kaashanaya hay’adaha dalkaasi oo ay wada shaqeyntu kala dhexeyso.

Dhanka kale Qunsuliyadda Soomaaliyeed ee Sucuudiga ayaa laga dareemayaa isbedel ballaaran marka laga hadlayo hawlaha u adeegista muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi ku dhaqan,ama kuwo hawlaha kala duwan dalkaaso ugu safrayo oo ay kujiraan Madaxda iyo shaqaalaha hayโ€™adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Howlwadeenada ayaa si firfircowni leh ugu adeega Bulshada,taasi oo bulshadu ay soo dhaweeyeen,arrinkaasi ayaana sii xoogeystay tan iyo markii masโ€™uuliyiinta Qunsuliyaddaasi oo uu ugu horeeyo Amb Ilyees Sheekh Cumar ay bilaabeen qorshayaal lagu dhiirogelinayo shaqaalaha howlkarka ah,iyadoo la abaalmarinayo shaqsi kasta oo dhanka Bulshada adeeg hufan u qabta.

Magaalooyinka Jiddah,Makka iyo Maddiina ayay inta badan kunool yihiin dadka Soomaaliyeed,inkastoo ay jiraan meelo kale oo Soomaalidu ay ku nooshahay,muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa ka shaqeysa gaadiidka isaga kala goosha magaalooyinkaasi,iyadoo la marayo habka shuruucda iyo nidaamka shaqo ee dalkaasi u yaala.

Iskuxirka Safaaradaha Soomaalia ay ku leedahay wadamada Caalamka iyo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dunida ku kalanool waxay waxbadan ka taraysaa in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay helaan xuquuqaadka ay leeyihiin,si lamid ah bulshooyinka wadamada kale ka soo jeeda,haddii ay dhacdo xadgudubyo,handadaad,xariga iyo dhibaatooyinkale.

 

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka tamarta iyo khayraadka biyaha oo gaaray Dhuusamareeb

Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan…

January 30, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA)ย Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Raโ€™iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Raโ€iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada

Muqdisho, (SONNA): Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee…

GudahaWararka
September 19, 2024

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweyne Siilaanyoย 

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweynihii hore…

GudahaWararka
November 16, 2024

Soomaaliya iyo Bakistan oo iska kaashanaya horumarinta Barnaamijka Teknoloojiyadda

Muqdisho.(SONNA):- Barnaamijka Comsec oo ah Barnaamij ay iska kaashanayaan safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Bakistan iyo wasaaraddaha kala ah…

GudahaWararka
July 23, 2023

Olole Nadaafadeed oo lagu xaqiijinayo bilicda caasimadda oo ka socda dagmooyin ka mid ah gobolka Banaadir+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Md. Axmed Xasan Iimaan oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenada Arrimaha…

GudahaWararka
October 25, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US:ย 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

ยฉ2023