Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
EN
Ar
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
    GudahaShow More
    Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
    June 2, 2026
    DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed
    June 2, 2026
    Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Daahfurtay Ereybixinta Amniga Saaybarka ee Af-Soomaaliga
    June 2, 2026
    Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay Wasiirka Qorsheynta Boqortooyada Eswatini
    June 1, 2026
    Guddoomiyaha Hay’adda SoDMa oo la kulmay wafdi ka socda Dowladda Sweden
    June 1, 2026
  • Caalamka
    CaalamkaShow More
    Shir looga hadlayay xoojinta amniga oo ka qabsoomay Baydhabo
    May 30, 2026
    Iran oo jawaab aargoosi ah ka bixisay weerarada Mareykanka iyo Israel
    February 28, 2026
    Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan
    February 28, 2026
    Hay’adaha Isgaarsiinta Soomaaliya iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis iskaashi
    February 10, 2026
    Dalka Philippines oo ay ku dhufatay duufaanta Basyang
    February 7, 2026
  • Maqaallada
    MaqaalladaShow More
    Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
    May 31, 2026
    Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
    May 11, 2026
    “Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
    April 29, 2026
    12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
    April 12, 2026
    Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
    April 11, 2026
  • Ganacsiga
    GanacsigaShow More
    𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐒𝐡𝐢𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐭𝐚
    April 29, 2025
    Waa maxay Starlink oo la siiyay ogolaanshaha? (WARBIXIN) 
    April 19, 2025
    𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐢𝐢𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐞𝐞𝐝 𝐨𝐨 𝐠𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲𝐚 $𝟔𝟖.𝟓 𝐌𝐢𝐥𝐲𝐚𝐧
    October 1, 2024
    Shirkii Beijing: Fursadaha Afrika iyo Fursadaha Soomaaliya
    September 26, 2024
    Soomaaliya oo hirgalinaysa Lambarka mideysan ee aqoonsiga canshuur bixiyaha
    August 7, 2024
  • Ciyaaraha
    CiyaarahaShow More
    Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress
    April 30, 2026
    Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda cagta oo dalka Mozambique u amba-baxay
    March 21, 2026
    Soomaaliya oo ka hartay tartanka koobka FIFA Arab Cup 2025
    November 26, 2025
    Xulka Qaranka oo guul weyn ka gaaray dhiggooda Rwanda
    November 24, 2025
    Ciyaar dhex martay xulalka 17-jirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo barbar dhac ku soo dhamaatay
    November 21, 2025
Reading: In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose
Share
Font ResizerAa
Wakaaladda Wararka Qaranka SoomaaliyeedWakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed
  • ENGLISH
  • ARABIC
Search
  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
Follow US
©2023 || All rights reserved SONNA
Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed > Blog > Wararka > Gudaha > In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose
GudahaSiyaasaddaWararka

In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose

By Kanaava Mohamed
Last updated: January 29, 2023
1 Min Read
Share

Muqdisho (SONNA):-In ka badan 136 ka tirsan khawaarijta oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay tiro kale oo ku dhow Boqol kalana waa lagu dhaawacay Howlgal qorshaysan oo Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah ay ka sameeyeen Dhul kayn ah oo u dhaxeeya tuulooyinka Tawakal iyo Garas Jeereed oo 12 KM galbeed ka jira Degmada Jannaale ee Gobolka Sh/Hoose, gaar ahaan Meel war biyood ah oo Khawaarijtu ugu yeeraan Warta Badar.

Howlgalkaan ayaa lagu beegsaday goobtaan oo muddo ay ku aruurinayeen maleeshiyaad badan oo ay ku doonayeen inay ku gaystaan weeraro ay ku dhibaateeyaan shacabka Soomaaliyeed.

Horjoogayaasha howlgalkaan lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah

1. Horjoogaha howlgala Xeebta, Salmaan-dheere.

2. Horjoogaha u qaabilsan weerarada Janaale, Qoryooley, Bariire iyo Awdheegle, Macalin Salaxey.

3. Horjoogaha guud ee Jabhadaha G/Sh/Hoose, Macalin Xaashi.

Intii howlgalka uu socday waxaa la burburiyay Gaadiid dagaal iyo saanad hub ah oo ku jirtay goob u ahayd keydka hubka oo ku taala deegaanka uu howlgalka ka dhacay.

Aaggaan War biyoodka leh ee howlgalka laga sameeyay ayaa Khawaarijtu waxay ka samaysteen godad iyo teendhooyin ay isku qariyaan balse ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ayaa ku burburiyay dhammaan,kaydkii halkaas u yaallay.

Share This Article
Facebook Email Copy Link Print

MAQAALLADA

Dowladaha caalamka oo diidmo kala horyimid Aqoonsiga sharci-darada ah ee Israa’iil siisay maamulka Somaliland

WararkaWargayska
December 27, 2025

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen.…

June 2, 2026

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa…

September 7, 2019

Ra’iisalwasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo halkaasoo siwayn loogusoo dhaweeyey

Baydhabo(SONNA) Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa goor…

September 8, 2019

WARAR DHEERAD AH

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kormeeray deegaano lagula dagaalamay Khawaarijta

Jowhar (SONNA): Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeer ku tagay deegaano ka tirsan…

GudahaWararka
February 24, 2025

Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro

Muqdisho (SONNA)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Awwaafta iyo Arrimaha  Diinta Cismaan Aadam Dhuubow ayaa maanta kormeer ku tagay degmooyin ka tirsan…

Wararka
May 28, 2020

Labada Gole oo boogaadiyay qeybaha ciidanka ee dagaalka kula jiro khawaarijta

Qaar kamid ah xildhibaanada labada Aqal ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu taageeraayey qeybaha ciidanka xoogga dalka iyo kuwa…

Gudaha
April 18, 2025

Gudoomiyaha BJF Soomaaliya oo ka tacsiyeey geeridi ku timid Nuur Cadde

Muqdiso:(SONNA):Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee…

Wararka
April 1, 2020

Somali National News Agency established in 1964. It is one of the main pillars of the Ministry of Information, Culture, and Tourism.

  • Bogga Hore
  • Gudaha
  • Caalamka
  • Maqaallada
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • SNTV
  • RADIO MOGADISHU
  • WARGEYSKA
  • TOURISM DEPARTMENT

Follow US: 

  • MoICT
  • VILLA SOMALIA
  • OPM SOMALIA

All rights reserved SONNA

©2023